Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cabdi Ileey Oo La Dhigay Xabsi Ku Yaala Addis Ababa .
  • Allposts
  • Warar

Cabdi Ileey Oo La Dhigay Xabsi Ku Yaala Addis Ababa .

August 27, 2018

Hogaamiyihii murtadka ahaa ee maamulka Jigjiga, Cabdi Maxamed Cumar, Cabdi ileey oo tan iyo markii xilka laga xayuubiyey aanan ka soo muuqan warbaahinta, shakina la gelinayey masiirkiisa ayaa maanta markii ugu horeysay ka soo muuqday Tv-ga rasmiga ah ee ku hadla afka dowladda saliibiyada ah ee Itoobiya, isagoo maxbuus ah oo ay hareeraha ka socdaan ciidamo ka tirsan sirdoonka Itoobiya oo isugu jiray kuwa hubeysan iyo kuwa aanan hubeysneen.

Muuqaalka ayaa muujinayey Cabdi ileey oo lagu sii xareynayo gaari nooca raaxada ah, islamarkaana ay labada dhinac ka taagan yihiin laba askari. TV-gu wuxuu sheegay in Cabdi ileey loo sii dhaadhiciyey xabsi islamarkaana uu ku jiri doono gacanta ciidamada amaanka inta laga soo gabagabeynayo baaritaanada ku aadan eedeymaha lagu soo oogay.

Waxa ugu weyn ee ay dowladda Xabashida Itoobiya ku eedeyneyso ayaa ah amar diidadii uu sameeyey markii lagu armay inuu xilka soo wareerjiyo, iyo inuu kiciyey rabshado iyo colaado sokeeye oo iska hor keenay qabaa’ilada ku nool gudaha dalka Itoobiya.

Intaas waxaa sii dheer waxaa jira eedeymo iyo dacwado ay ku soo ogeen siyaasiyiin badan oo ka tirsan mucaaradka gobolka Soomaali-galbeed kuwaas oo dalbanaya in lagula xisaabtamo gumaadka iyo gaboodfaladii uu ku kacay mudadii 13-ka sano ahayd ee uu heystay xukunka gobolka, awoodana ku maquuninayey shacabka.

Cabdi Ileey ayey ka muuqaataa Daruufo iyo Murugo adag,isagoona si aad ah u caatoobay waxeyna tani muujineysaa iney Murtad Ina Ileey ay heysato xaalad adag.

Soo muuqashada Cabdi ileey uu soo muuqday isagoo loo sii dhaadhicinayo xabsi ku yaalla Addis Ababa waxay timid iyadoo Abey Axmad, Ra’isul wazaaraha dowladda saliibiyada ah ee Itoobiya oo maalin ka hor qabtay shirkiisii jaraa’id ee ugu horeeyey tan iyo markii uu la wareegay talada dalka bishii Abril ee la soo dhaafay, uu sheegay in hadda xukuumadiisu ay gacanta ku heyso saraakiisha maamulkii hore ee Jigjiga kuwaas oo uu sheegay in ay ku lug lahaayeen dhibaatadii ka dhacday gobolkaasi.

Mar wax laga weydiiyey masiirka hogaamiyihii hore ee maamulkaas Cabdi ileey oo hadda ku jira xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ayuu Abey Axmad sheegay in ninkaas la soo taagi doono Maxkamad islamarkaana uu wajihi doono dacwado ku aadan gaboodfaladii uu ku kacay mudadii uu xukunka heystay.

Ciidamada military-ga Itoobiya ayaa bishii la soo dhaafay iqtixaamay magaalada Jigjiga, lana wareegay xarumihii iyo dhismayaashii maamulkii Cabdi ileey taas oo keentay in ay bilowdaan rabshado xoogan oo u dhexeeya ciidanka iyo dadka deegaanka.

Balse ciidamada xabashida ayaa markii dambe ku guuleystay in ay soo qabtaan Cabdi ileey iyo saraakiishii la shqeyneysay, islamarkaana ay gobolka u magacaabaan hogaamiye kale oo u hogaansan danahooda.

Dowlada Xabashida Itoobiya ayaa caan ku ah in markasta oo ruuxa daba dhilifka u ah ku shaqeysato oo ay ku gaarto dantii ay la heed iney ku sameyso qofkaas Labo Arimood midkood kuwaasi oo kala ah iney Xabsi dhigto kuna jiro xabsigaas inta uu ka dhimanayo ama ay si toos ah u disha,waxa uuna Cabdi Ileey oo hadda ku xiran xabsi ku yaala Caasimada Addis Ababa  Dowladda Itoobiya ka sugayaan iney kula dhaqaaqdo Labadaasi arin midkood.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Sawirro: Dowladda Mareykanka Oo Tababar usoo Xirtay Maleeshiyaad Katirsan Dowladda Federaalka.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada