Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Degmada Maxaas+Bayaan Horudhac Ah.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Degmada Maxaas+Bayaan Horudhac Ah.

January 4, 2023

Degmada Maxaas oo ka mid ah degmooyinka wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha Soomaaliya waxay  Shabaabul Mujaahidiin saakay kula hiiraysteen camaliyaad Istish-haadi ah oo jugtooda si wayn looga maqlay gudaha degmada iyo gobollada ku xeeran, kuwaas oo lagu beegsaday saldhigyo ay maleeshiyaadka Riddada kaga sugnaayeen gudaha degmadaas.

Camaliyaadka oo ahaa illaa labo camaliyadood oo Istish-haadi ah ayaa si gaar ah u beegsaday saldhigyadii ugu waawayn ee ay deganaayeen maleeshiyaadka murtadiinta ee ay saliibiyiinta iyo kooxda Riddada usoo abaabuleen dagaalka ka dhanka ah shareecada islaamka, maktabka warfaafinta ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaan bayyaan horudhac ah kasoo saaray camaliyaadkan gilgilay degmada Maxaas.

Bayyaanka horudhaca ah waxaa lagu yiri “Ciidamada Mujaahidiinta waxay saakay hawgallo qorshaysan ka fuliyeen magaalada Maxaas ee Wilaayada Hiiraan. Hawgalladan oo ahaa camaliyaad istish-haadi ah waxaa lala beegsaday saldhigyadii ugu waaweynaa ee ay deganaayeen maleeshiyaatka ridada ah ee loosoo abaabulay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Hiiraan.

Khasaare xooggan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa cadawga kasoo gaaray camaliyaatka istish-haadiga ah, waxaa kaloo jira burbur lixaad leh oo gaaray saldhigyadii cadawga iyo gaadiidkii ciidan ee goobta yaallay. Faahfaahin intaas ka dheeri ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa inshaAllaah.”

Halkan Ka Akhriso Bayyaanka OO PDF Ah.

La soco wixii soo kordho Insha’allaah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-06-1444-Hijri
Next: Mujaahidiinta Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Ka Tirsan WI Hiiraan.

Related Stories

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Safar-1448-Hijri.

July 28, 2026
Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada