Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyaat Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyaat Istish-haadiyo Ah Oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.

September 17, 2019

Wararka ka imaanaya Dalka Afghanistan Waxey Xaqiijinayaan In Labo Camaliyadood Oo Istish haadiyo ah ka kala dhaceen Magaalada Caasimadda ah ee Kaabul Iyo Wilaayada Barwaan ee dhacda Waqooyga Dalka Afghanistan.

Camaliyadda Hore ee Istish haadiyada ah ayaa lala beegsaday Saldhig melleteri oo ku yaal Magaalada Kaabuul waxaana ka dhashay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay Saraakiil iyo askar ka tirsan Maamulka Ridada Kaabul.

Weerarkan Istish-haadiga ah waxaa fuliyay Mujaahid ka tirsan Katiibada Istish haadiyiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan Mujaahidkaasi oo lagu magacaabo Al-mullah Muxamed oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Baktika ee dhacda Bariga Dalka Afghanistan.

Camaliyadda Labaad ee Istish haadiyada ah ee ka dhacay Wilaayada Barwaan ee Waqooyga dalka Afghanistan waxaa lala beegsaday xarun laga qaban qaabinayay Doorashada Musharax Ashraf Cali Gani oo ah madaxa xukuumadda kaabuul.

Weerarkan istish haadiga ah waxaa lagu dilay 28 isugu jirta Saraakiil, Askar iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ashraf Gani Tobaneeyo kalane waa lagu dhaawacay.

Camaliyaddan istish haadiyada ka dhacday Waqooyga Dalka Afghanistan Waxaa Fuliyay Mujaahid Nathar Axmed oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Balkh ee dhacda Waqooy Galbeed Dalka Afghanistan.

Camaliyadkan istish haadiga ah ee ee lagu laayay Saraakiisha, Askarta iyo Xubnaha kale ee ka tirsan Maamulka Ridada Kaabul ayaa kusoo aadaya xilli Maalmihii lasoo dhaafay Camaliyaat Istish haadi ah oo ka kala dhacay Wilaayaatka Kaabul Iyo Lowjar lagu dilay Saraakiil iyo askar fara badan oo American ah

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Jabuutiyaan Ah Oo Lagu Dilay Bartamaha Somalia.
Next: Ergooyinka Waxaa Ka Mid Ah Arday Dumar Ah Oo La Qalday.(Maqal)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada