Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Kenya Oo Isku Qariyay Cowska Xerada Manbay Intii Uu Socday Weerarkii Al Shabaab [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Kenya Oo Isku Qariyay Cowska Xerada Manbay Intii Uu Socday Weerarkii Al Shabaab [Warbixin].

January 23, 2020

Ciidamada Melleteriga Kenya ayaa markale lakulmay fadeexad ku aaddan fulaynimadooda marka ay dagaal lagelayaan dagaalyahanada Shabaabul Mujaahidiin.

Wargeyska NewYork Times ee kasoo baxa dalka Mareykanka ayaa soo daabacay warbixin dheer oo uu kaga hadlayo weerarkii halyeeynimo ee horraantii bishan ay Xarakada Al-Shabaab ku qaadday saldhigga ciidamada Mareykanka ee Kenya, kaas oo lagu dilay laguna dhaawacay 17 askari oo Aemrican ah iyo sagaal askari oo Kenyaati ah.

Wargeyska ayaa sheegay in askarta Mareykanka lagu kadiyay weerarka iyagoo khabar moog ah islamarkaana ay muddo ku qaadatay in ay isdifaacaan, ciidamadii Kenyaatiga ee qaabilsanaa difaaca saldhiggana ay naftu badday in ay ku dhuuntaan howdka iyo cowska ku yaalla hareeraha saldhigga, halka qaar kamid ah ciidamadii iyo shaqaalihii Americanka ahaa ee joogay saldhigana iyagoo madaxa isgashtay ay isugu tageen teendhooyinka ku yaalla banaanka xerada, halkaas oo ay iska cabin naf la caarinimo ah kasoo sameynayeen, iyagoo sugaya inuu mar uun dagaalku soo dhammaado oo ay gurmad helaan.

Wargeyska New York Times ayaa sheegay in weerarkii xerada Maanda Bay uu walwal xooggan ku abuuray wasaaradda Gaashaandhigga ee Pentagonka, kuwaas oo durbaba ku dhawaad 100 askari oo gurmad ah soo diray si ay u xoojiyaan saldhigga.

Sida lagu sheegay warbixinta Pentagonka ayaa sidoo kale taliskooda dalka Jarmalka kasoo daabulay cutubyo katirsan ciidamada Mareykanka ee loo yaqaano Green Berets islamarkaana keenay dalka Jabuuti sababo ku aadan cabsi ay ka qabeen in gabi ahaanba cagta la mariyo ciidamadii iyo shaqaalihii Mareykanka ee ku sugnaa saldhigga.

New York Times oo isdul taag kooban ku sameysay weerarka iyo qaabkii uu ku dhacay ayaa sheegtay in ay soo wareystay saraakiil military oo katirsan wasaarada gaashaandhiga iyo qaar kamid ahaa shakhsiyaatkii sida gaarka ah ula socday weerarka iyagoo tilmaamay inay saraakiisha qaarkood diideen magacyadooda sababo aadan amnigooda.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Muqdisho Iyo Duleedkeeda.
Next: Askar American Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Australia.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada