Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Dagaal Kula Wareegay Saddex Magaalo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Dagaal Kula Wareegay Saddex Magaalo.

May 9, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay la wareegeen Saddex Magaalo oo Istiraatiiji ah tan iyo markii Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ku dhawaaqday Xamlo dagaaleedka Al-khandaq ee xilliga Gu’ga Ku Dhawaad Toban Maalmood ka horز

Ciidamada Mujaahdiinta Dhaalibaan ayaa dagaal xoogan kula wareegay Magaalada Qalcah Zaal oo ka tirsan Wilaayada Quduuz ee Waqooyga dalka Afghanistan,waxaa dagaalkan lagu dilay Tobaneeyo ka tirsan maleeshiyaatka maamulka Ridada Kaabul.

Ciidamada Mujaahdiinta ee la wareegay magaaladan ayaa gacanta ku dhigay Keyd Hub ah iyo gaadiid dagaal oo magaalada ay kaga carareen ciidamada maamulka Ridada Afghanistan ee xooga loo gala wareegay magaaladaasi.

Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta magaalada Talah Wa Barfak oo ka tirsan Wilaayada Baglan ee Waqooyga Afghanistan waxeyna ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Raayada Towxiidka ka taageen bartamaha magaaladaasi.

Dagaalka Ciidamada Mujaahdiiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay ku qabsadeen magaaladan waxey ku dileen askar fara badan oo ka tirsan Murtadiinta Afghanistan,waxeyna qabsadeen gaadiid fara badan oo noocyada dagaalka ah iyo hub kala duwan.

Degmada Saddex-aad ee ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan ay gacanta ku dhigeen Labadii Todobaad ee u dambeysay ayaa ah degmada Kohistan ee Wilaayada Badkhashan ee Waqooy Bari Afghanistan waxeyn Furashada magaaladan ka dhigantahay in Imaarada Islaamiga Afghanistan ay muddo Labo Todobaad gudahood ah la wareegtay gacan ku heynta saddex magaalo oo istiraatiiji ah isla markaana wada dhaca Waqoogya Afghanisatan.

Weerarada qeybta ka ah Xamlo dagaaleedka Al-khandaq ayey ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan si dardar leh kaga wadaan Wilaayaatka Afghanistan,waxeyna maalmihii lasoo dhaafay dileen askar iyo saraakiil isugu jirta Murtadiinta Afghanisatn iyo kuwa Saliibiyiinta Mareykanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sheekh Abuu Usaama: “Allaah Ayaa Nagu Guuleeyay Inaan Xirno Meelo Badan Oo Uu Wabigu Ka Fatahay” (Wareysi)
Next: Akhriso Maxkamada Wilaayada Islaamiga Sh/hoose Xad Rajmi Ah Fulisay.

Related Stories

Dhagayso Waresysi Laga Qaaday Askari Maxbuus Ah Oo Gacanta Ku Dhigeen Ciidamada Mujaahidiinta. Waa sawirka Askari Hore Oo Lagu Qabtay Weerarkii Warta-dibisamatar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waresysi Laga Qaaday Askari Maxbuus Ah Oo Gacanta Ku Dhigeen Ciidamada Mujaahidiinta.

April 29, 2026
Dhagayso Jawaasiis Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Degmada Jilib.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Jawaasiis Lagu Dilay Fagaare Kuyaal Degmada Jilib.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada