Ciidamada Shabaabul Mujaahidii, waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Kenya ee deegaanka Dhiciso oo ah deegaan hoostaga magaalada Gaarisa ee gobolka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah, ayaa xaqiijiyay in dagaalka la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxeyna mujaahidiinta qoriga RPG-ga ah la heleen Konteenar hub ugu keydsanaa saliibiyiinta Kenya oo xerada dhex yiillay, waxaana gabi ahaan isla gubtay Konteenarka iyo hubkii ka buuxay.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah ka fuliyeen xero ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah kuleeyihiin duleedka magaalada Baydhaba ee gobolka Baay, waxaana howlgalkaas inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay ilaa 4 askari oo murtadiin ah.
Isla Baay, waxay ciidamada mujaahidiinta qarax ku weerareen guri ay maleyshiyaadka Riddada ah ka degganyihiin xaafadda Buula-jameeco ee magaalada Baydhaba, waxaana jira khasaare soo gaaray murtadiinta.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax kale la beegsadeen maleeshiyo murtadin ah oo ku sugnaa xaafada ADC-da ee gudaha magaalada Baydhaba, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyada Riddada ee la qarxiyay.