Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Ammaanka Kenya Oo Qof Shacab Ah Ka Afduubtay Ceel-qaalow.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Ammaanka Kenya Oo Qof Shacab Ah Ka Afduubtay Ceel-qaalow.

May 16, 2024

Ehellada wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Isxaaq Ibrahim, ayaa sheegay in aysan raq iyo ruux midna ku haynin wiilkooda oo maqan mudo 2 toddobad ah, kaas oo ciidamo ka tirsan dowlada Kenya ay ka afduubteen qaybo ka mid ah gobolka Mandheera.

1-dii Bishan May, ciidamo hubeysan oo xiran dareeska booliska dowladda Kenya ayaa weeraray guriga Isxaaq Ibraahim, oo ay yaaleen saddex baabuur oo landcruiser ah, maadaama uu Isaaq ka mid ahaa dareewaladda gaadiidka ee ka shaqaysta gobolka Mandheera.

Gurigiisa oo kuyaal xaafadda Buula-Afya ee degmada Ceel-qaalow ee gobolka Mandheera ayay ka qaateen ciidanka ammaanka ee Kenya, waxayna ehelladu sheegeen in si xoog ay uga saareen guriga, isagoo dhaawacyo qabana ay sii jiiteen.

Isxaaq Ibraahin ayaanan tan iyo 1-dii may warkiisa la maqal, qoyskiisuna waxay sheegeen inaysan raq iyo ruux toona ku haynin, balse loogu sheegay in loo qaaday dhanka Nairobi.

“Waxaan rumeysannahay in dadka afduubtay ay yihiin isla kuwa ammaanka dowladda ka tirsan, falka lagula kacay wuxuu ahaa mid aad u xanuun badan, waayo waxaa lagala baxay daaqadda gurigiisa,” ayuu yiri Xuseen oo ah walaalka ninka la afduubtay, isaga oo warbaahinta kula hadlay Nairobi.

Qoyska waxay sheegeen inay maxkamadda sare ee Nairobi ka codsadeen in ay baaraan dhacdadan, Isxaaq Ibraahim na la horkeeno maxkamadda, waa haddii aysan ciidanku dilin.

“Walaalkey Isaaq Ibrahim meel uu ku dambeeyey lama garanayo oo warkiisa dib looma maqal, waxaana jirta cabsi macquul ah, taasoo ah inay afduubteen saraakiil ciidan, kuwaasi oo qoyskiisa u diiday in ay kusoo booqdaan xabsiga sidoo kalena u diiday in la horgeeyo maxkamadda.” Ayuu yiri Xuseen.

Kenya, waxay muddooyinkan dambe kordhisay xarigga sharci darrada ah ee ay ka wado xuduud beenaadyada, si gaar ah gobollada Gaarissa, Mandheera iyo Wajeer oo ah dhul ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-11-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 16-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 15-03-1448H.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Toosinta Ubadka 15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada