Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Itoobiya Oo Shaaciyay Inay Boqollaal Askari Ka Dileen Maleeshiyada Fano.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Oo Shaaciyay Inay Boqollaal Askari Ka Dileen Maleeshiyada Fano.

April 24, 2025

Mandiqadda lagu magacaabo Goojam ee ka tirsan ismaamulka Amhara ee dalka Itoobiya, waxaa ka soconaya dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada millatariga iyo kuwa Fano ee kasoo horjeeda nidaamka Abiy Axmed, halkaas oo maalmihii u dambeeyay laga soo sheegayay xasuuqyo ka dhan ah dadka aan hubeynayn.

Ciidamada nidaamiga ah ee dowladda saliibiyadda xabashida, ayaa guulo ka sheegtay dagaalka ay kula jiraan maleeshiyada jabhadda mucaaradka ah ee lagu magacaabo Fano, waxayna sheegeen inay dileen boqollaal askari oo ka tirsanaa maleeshiyada kooxdaasi.

Bayaan kasoo baxay ciidamada millatariga Abiy Axmed ayaa lagu sheegay in weerar ka dhacay gudaha Goojam ay ku dileen inka badan 300 oo askari oo ka tirsanaa maleeshiyada jabhadda mucaaradka ah ee Fano.

Warka kasoo baxay ciidanka millatariga ayaa sidoo kale lagu sheegay in weerar ciidamadoodu ka fuliyeen waqooyiga mandiqadda Shewa ay ku toogteen ilaa afar sarkaal oo ka tirsanaa Fano iyo 50 dagaalyahan oo hubeysan, waxay sidoo kale ciidanka Itoobiya shaaciyeen inay gacanta ku dhigeen 30 xubnood oo dhaawacyo ah, hub iyo agabyo kala duwan oo kuwa ciidanka ah.

Khasaaraha uu taliska ciidanka millatariga xabashida Itoobiya shaaciyay inay u gaysteen maleeshiyaadka jabhada xoraynta dadka Axmaarada ayaa yimid, xilli maalmihii lasoo dhaafay duqaymo culus laga soo sheegayay deegaanno dhaca bariga Gojjam, halkaas oo lagu laayay inka badan 120 qof oo rayid ah.

Duqaymaha oo lagu dilay inka badan 120 qof oo Axmaaro ah ayay ciidamada Itoobiya si gaar ah uga fuliyeen deegaanka Gedebe ee ka tirsan degmo Enarj Enawga ee bariga mandiqadda Gojjam.

Dhanka kale, warar lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay saraakiil sar sare ah oo laga qabtay ciidamada millatariga Itoobiya ee duullaanka kaga jira ismaamulka Axmaarada.

Baraha taabacsan mucaaradka ayaa lagu faafiyay xogta in la qabtay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada millatariga Abiy Axmed, sarkaalka ciidan ee ay qabteen maleeshiyaadka Faano ayaa magaciisa lagu sheegay Chanie Legesse Cali.

Sarkaalkan ayay wararku sheegayaan in maleeshiyada kacdoonka kula jira millatariga Itoobiya ay 21-kii bishan Abriil ku qabteen magaalada Keyit ee ku taalla waqooyiga mandiqadda Shewa ee ismaamulka Amhara.

Sawirro lagu faafiyay barta lagu magacaabo X ee horay loo oran jiray Twitter ayaa muujinayay maleeshiyaad ka tirsan fallaagada Fano oo gacanta ku haya sarkaalkan sare ee ka tirsan millatariga xabashida, waxay sidoo kale ilahan taabacsan mucaaradka sheegeen in sidoo kale Fano ay gacanta ku hayso kornayllo ka tirsan millatariga.

Tan iyo markii dowladda Itoobiya ku dhawaaqday burburinta maleshiyaadka Liyuu booliska ee ismaamullada dalkaasi, waxay mucaaradka hubeysan ee Axmaarada kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda, maamulka Abiy Axmed ayaa ciidamo fara badan ku daabulay ismaamulkaas si uu usoo afjaro Fano, balse maleeshiyadan oo taageero ka helayay dadka deegaanka ayaa dagaal adag la galay ciidanka millatariga, kaasi oo ilaa hadda ka soconaya deegaanno badan oo ismaamulkaasi ka tirsan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-10-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-10-1446 Hijri.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada