Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Al-kataa’ib Oo Baahisay Xalqada Koowaad Filimkii La Wada Sugayay.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Al-kataa’ib Oo Baahisay Xalqada Koowaad Filimkii La Wada Sugayay.

March 16, 2023

Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa caawa baahisay qaybta koowaad filim Documentary ah oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun”. kaas oo lagu burinayo beenta warbaahinta cadowga laguna soo bandhigaayo ujeedka uu cadowgu ka leeyahay diyaacaadka ka dhanka ah Mujaahidiinta.

Qaybtan 1-aad ee caawa la baahiyay ayaa lagu soo bandhigayaa dedaallada xooggan ee ay reer galbeedka saliibiyiinta ah ku bixinayaan warbaahinta si ay u marin habaabiyaan  bulshada muslimka ah duullaankan ayaana xooggiisa soo billowday tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen camaliyaadkii barakaysnaa ee ay mujaahidiinta Al-qaacidda ka fuliyeen Maraykanka 11-kii Sebtember 2001-dii.

Filimka ayaa sidoo kale soo bandhigaya siminnaarada ay bixiyaan urur gaaleedka Qaramada midoobay iyo midowga gaalada Africa kaas oo ay ku abaabiyaan wariyeyaasha ka howlgala warbaahinta dowladda Riddada si ay u faafiyaan dicaayaadka ka dhanka ah mujaahidiinta.

Isdaarka ayaa dhanka kale soo bandhigaya xaqiiqooyin cad cad oo burinaya beenta warbaahinta reer galbeedka iyo tan xukuumadda Riddada iyadoo mu’assasada Al-kataa’ib ay dhacdooyinka xaqiiqda ah kasoo tabinayso furimaha hore ee dagaalka.

Halkan Ka Daawo Filimka.

Halkan Kala Deg Filimka Oo Facebook Ah.

Halkan Ka Doono Linkiyo Badan Oo Filimka Ah.

Halkan Ka Daawo Filimka Oo Facebook Ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-08-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-08-1444-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri

October 24, 2026
Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.

October 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.

October 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada