Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Daawo Cabdi Ileey Oo Dadka Ku Nool Dhulka Somali Galbeed Ka Mamnuucay Iney Gaalada Habaaraan.
  • Allposts
  • Warar

Daawo Cabdi Ileey Oo Dadka Ku Nool Dhulka Somali Galbeed Ka Mamnuucay Iney Gaalada Habaaraan.

June 20, 2018

Cabdi Maxamuud Cumar oo ku magac dheer Cabdi ileey waa Ninka dowladda xabasiga itoobiya ugu magacaaban daadihinta gummeysiga lagu hayo shacabka muslimiinta ee kunool dhulka Soomaaligalbeed ee cadawgu ubixiyay killi5.

Cabdi Ileey ayaa Khudbad uu ka jeediyay Magaalada Jigjiga waxaa uu walaac uga muujiyay in dagaalka jihaadka ah ee ka socda dalka Soomaaliya uu ku faafo gudaha dalka Itoobiya iyo dhulka soomaalidu degto, wuxuu sheegay in walaaca kaliya ee Itoobiya ka qabto bariga afrika ay tahay xarakada shabaabul Mujaahidiin.

Ninkan murtadka ah oo u muuqday in uu ku taaganyahay dhabbihii R/wasaarihii itoobiya ee halaagsamay Meles Zenawi wuxuu ku baaqay in laga hortago waxbarashada islaamiga ah iyo faafinta dacwada jihaadka oo uu sheegay in ay halis ku yihiin dadka gaalada Nasaarada ah.

Cabdi ileey ayaa ku hadaaqayay erayo uu ku sheegayo in aysan banaaneyn dilka gaalada Nasaarada ah , wuxuuna aad uga caraysnaa dagaalka lagula jiro gaalada ee gallaafanaya nolosha askar badan oo saliibiyiin ah. Waxaa uu sheegay in qofkii dila qof gaal ah uu naarta gelayo, sida uu ku hadaaqay.

Hogaamiyaha maamulka ashahaadda ladirirka Soomaaligalbeed oo xabashi jaceyl ku caanbaxay ayaa muslimiinta ku dhaqan magaalooyinka waaweyn sida Jigjiga,godeey iyo qabri daharre ka mamnuucay in marka ay salaadaha dukanayaan ay habaaraan gaalada una duceeyay walaalahooda muslimiinta, Cabdi ileey ayaa ku andacooday in habaarka la habaarayo gaalada uu yahay wax uu ugu yeeray xagjirnimo.

Warka kasoo yeeray Ninkan murtadka ah ayaa imaanaya xilli maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ay sare uqaadeen gummaadka ay ku hayaan shacabka muslimiinta ee kunool dhulka Soomaalgalbeed sida iyagoo gubay tuulooyin iyo dhul beereedyo iyagoo ku marmarsiyoonaya in ay baacsanayaan dadka kasoo horjeeda siyaasadaha taliska Tigreegu hogaanka u hayo ee fadhigiisu yahay Adis Ababa.

Halkan Hoose Ka Daawo Murtad Cabdi Ileey.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.
Next: Qarax Lala Beegsaday Askarta Burundi Oo Ka Dhacay Sh/dhexe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada