Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo qayb ka ah silsiladda Qudhuufu-shariicah, waxaana lagu soo qaatay qaybta koowaad tartanka Taajul Quraa ee dhacay bishii Ramadaan ee sannadkan 1447 Hijri, qaybtan waxaa si gaar ah loogu soo bandhigay tartankii Qur’aanka Kariimka ee 10-ka Juz.