Maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Jubbada dhexe, ayaa fagaare kuyaal degmada Bu’aale xukun xaddu Riddo dil ah kula fulisay ilaa 4 jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo kuwa murtadiinta.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Maxkamadda Shareecada Islaamka Ee WI Jubbada Dhexe.