Mu’assasada Alktaa’ib, ayaa hadda baahisay qaybta Afaraad taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Xalqadan waxaad ku daawan doontaan kaalinta qarsoon ee hay’adaha Reer Galbeedka ay ku leeyihiin fidinta Kirishtaanimada iyo qandaraaska ay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ka soo qaataan kaniisadaha gaaladam si ay ugu fududeeyaan howlaha gaaleysiinta ee ay dalka ka wadaan.