Mu’assasada Alktaa’ib, ayaa hadda baahisay qaybta Afaraad taxanaha lagu faaqidayo kaalinta daahsoon ee kaniisadaha kirishtaanku ku leeyihiin siyaasadda Soomaaliya. Xalqadan waxaa lagu faaqidi doonaa gacanta qarsoodiga ah ee ciidamada Mareykanka iyo kuwa Afrikaanta ah ay ku leeyihiin faafinta diinta Kirishtaanka, iyo kaalintooda ku aadan in Soomaaliya laga dhex abuuro aqaliyad Nasaara ah.