Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dadweynaha Kenya Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadalka Uhuru Kenyatta.
  • Allposts
  • Warar

Dadweynaha Kenya Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadalka Uhuru Kenyatta.

May 9, 2018

Madaxweynaha dowlada saliibiyada ah ee Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maalintii shaley hadal ka soo saaray qarax xoogan oo horaantii todobaadkan ciidankiisa lagula eegtay duleedka degmada Dhoobleey ee wilaayada Jubooyinka kaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhawaad 15 askari laguna burburiyey gaari nooca dagaalka ah.

Uhuru Kenyaatta ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitterka ku qirtay in qaraxaas lagu dilay ugu ayraan 9 askari oo ka tirsan Ciidamada wadankiisa, ayna askartu ku jireen rondo xilligii qaraxa lala beegsanayey.

“Aad baan uga naxay ugana murugooday markii aan maqlay in sagaal ka tirsan ciidamadeena ay ku dhinteen weerar argigixiso oo ka dhacay Soomaaliya. Ciidankaas waxay naftooda u hureen nabadgalyada wadankooda waana inaan tixgelinaa nafhurka ay sameynaya” ayuu yiri madaxweynaha dowlada saliibiyada Kenya Uhuru Kenyatta.

Hogaamiyahan Saliibiga ah ayaa sidoo kale Tacsi u diray dadkiisa kuna booriyey in ay muujiyaan dulqaad balse hadalkiisa sooma kordhin wax aan ka ahayn carro shacab iyo guux dadweyne oo albaabada u furay in dooddo horleh oo ay dadka Kenyaatiga ku falanqeynayaan masiirka ciidankooda ku dhiig baxaya Jaxiimada Soomaaliya.

Barta Twitterka ee uu soo dhigay qoraalkan ayaa la kulantay mowjado carro ah oo ka imaaneysay dadka KENYAATIGA ah ee isticmaala Twitterka kuwaas oo dhaliilo iyo eedeymo kulul u jeedinayey madaxweynahooda oo ay ku tilmaameen mid askartiisa ku baab’inaya dagaal aanan la ogeyn ujeedkiisa.

Being Jaarli oo ah qofkii ugu horeeyey ee ka soo jawaab celiyey qoraalka madaxweynaha ayaa yiri: “Waxaa la gaaray xilligii aan dib u soo ceshan lahayn ciidamadeena, xoogana aan saari lahayn difaaca xuduudaheena”

Muwaadin kale oo lagu magacaabo Makenya Diyaama ayaa isna yiri: “Madaxweyne ilaa goorma ayaan u dulqaadan doona in ciidamadeenu u dhintaan sabab aan micno lahayn. noo soo celi ciidankeena. Waxay mudan yihiin in ay noolaadaan intii ay maala-yacni ku dhiman lahaayeen.

Doshon kiinyuwa Moneene,  oo sheegay inuu yahay ganacsade Kenyan ah ayaa isna yiri: “Warkaan ka soo yeeray madaxweynaha waxaa laga akhrisan karaa adoonsiga casriga ee maanta ka jira dunida, waxaan duullaano ku qaadeynaa deriskeena si aan u raali gelino kuwii na gumeysan jiray.

Dikson Niyaamu oo isna ka mid ahaa dadka ka warceliyey qoraalka madaxweynaha Kenya ayaa yiri: “Madaxweyne, Kenya kama sirdoon fiicna Mareykanka oo ku jilba murxay la dagaalanka  Al-Shabaab ee Soomaaliya. sidaas darteed anaguna ma awoodi karno inaan jabino wax waliba oo aan sameyno ee fadlan wiilasheena noo soo celi, Dowladu intii ku filan wey ka macaashtay dagaalka Soomaaliya ee noo soo celiya askarta.”

Dowladda Kenya ayaa tan iyo markii ay ciidamadeedu duullaanka ku soo galeen Soomaaliya wajaheysay dhaliilo iyo eedeymo kala duwan oo kaga imaanayey dadweynaha iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka kuwaas oo dalbanayey in dowladu soo afjarto dagaalka rajobeelka ah ee ay ku baaba’een ciidankooda ku sugan Soomaaliya balse Madaxda iyo siyaasiyiinta Hunguriga weyn ee heysata talada dalka ayaa weli ku adkeysanaya go’aankooda siina dheereynaya dhiigbaxa joogtada ah ee ka socda askartooda iyo muwaadiniintooda.

Ciidamada saliibiyiinta Kenya ayaa kumanaan ciidamo ah ku waayey dagaallo iyo howlgalo ba’an oo ay kala kulmeen Mujaahidiinta tan iyo markii ay soo galeen wadanka waxaana weeraradii lagu xasuuqay ciidankooda ka mid ahaa duullaanadii Ceel-Cadde iyo kulbiyow oo lagu dilay boqolaal askari.

Sidaas oo kale dowladan ayaa boqolaal ka mid ah muwaadiniinteeda saliibiyiinta ah ku weysay howlgalo ballaaran oo ay mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Kenya waxaana duullaanada lagu xasuuqay gaalada KENYAATIGA ka mid ahaa weeraradii WestGate. Garissa iyo Mpeketoni kuwaas oo galaaftay nolosha saliibiyiin badan oo KENYAATI AH.  Wadankana ka abuurtay qalqal amni oo dhibaato xoogan u geystay dhaqaalaha wadanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Maxkamada Wilaayada Islaamiga Sh/hoose Xad Rajmi Ah Fulisay.
Next: Askar Lagu Dilay Degmada Yaaqshiid Ee Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada