Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.

August 30, 2018

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar xooggan ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaal deegaanka Xawaadleey ee gobolka Sh/dhexe.

Wararka ka imaanaya deegaanka Xawaadleey oo hoostaga degmada Balcad ayaa sheegaya in dagaal xooggan uu xalay deegaanka ku dhaxmaray ciidamada Al Shabaab iyo maleeshiyaad taabacsan dowladda Federaalka.

Sarkaal katirsan wilaayada islaamiga Sh/dhexe ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamadoodu ay cagta mariyeen xaruntii maamulka DF-ka ee deegaanka iyo saldhig ciidanka.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in dagaalka lagu gubay gaari ay dowladdu laheyd islamarkaana dhaawac halis ah uu gaaray Col. Jeylaani Farooleoo ahaa taliyaha ciidanka ee deegaanka Xawaadleey.

Ciidamada Al Shabaab ayaa muddo saacada ah gacanta ku hayay deegaanka balse saaka aroortii ayay si nabad gelya ah dib uga gurteen, ciidamadii dowladda iyo taliyihii ciidanka oo dhaawac ah ayaa gaaray degmada Balcad halka uu mugdi ku jiro xaaladda guddoomiyaha maxkamadda Xawaadley.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Culus Oo Ka Socda Magaalada Marka.
Next: Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Soo Bandhigay Towbadkeenayaal Kun Askari Ah.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.

January 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-07-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-07-1447-Hijri.

January 15, 2026
Madaxweynaha Eritrea Oo Imaaraadka Ku Eedeeyay In Uu Qas Ka Wado Geeska Iyo Bariga Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Madaxweynaha Eritrea Oo Imaaraadka Ku Eedeeyay In Uu Qas Ka Wado Geeska Iyo Bariga Afrika.

January 15, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada