Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Saraakiil Lagu Dilay Oo Mahadaay Ka Dhacay+Magacyada.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Saraakiil Lagu Dilay Oo Mahadaay Ka Dhacay+Magacyada.

August 21, 2017

Dagaal culus ayaa habeenkii xalay ka dhacay degmada Mahadaay oo ka mid ah degmooyinka Gobalka Shabeelada dhexe ay kaga suganyihiin maleeshiyaatka dowlada iyo kuwa Burundi.

Ciidamada Xarakada Alshabaab waxey weeraro culus si gaar ah ugu qaadeen fariisin maleeshiyaatka Ridada ay ka sameysteen Buundada degmada iyo saldhig cusub oo maamulka dowlada Farmaajo ugu magacaaban degmada Mahadaay dhawaan dhismihiisu ka bilaabay agagaarka Buundada degmadaasi.

Dagaalka waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoona ciidamada Shabaabul Mujaahidiin habeenkii xalay ay la wareegeen qeybo ka mid ah degmadaasi.

Dadka degmada ayaa xaqiijiyay in ciidamada Shabaabul Mujaahidiin dab qabadsiiyeen oo gabi ahaanba ay gubeen saldhiga cusub ee dhismihiisu ka socday agagaarka Buundada degmadaasi.

Sidoo kale Dagaalkaasi waxaa lagu dilay Tobaneeyo isugu jirta saraakiisha iyo maleeshiyaatka dowlada ee ku sugnaay Labada saldhig ee weerarka culus habeenkii xalay uu ka dhacay.

Saraakiisha weerarka lagu dilay waxaa ka mid ah sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Saydow oo ahaa sarkaal si aad ah u dhibay shacabka degmada Mahadaay.

Saraakiisha Weerarkii xalay lagu dhaawacay waxaa ka mid ah Daahir Xeysow oo ah taliyaha fariisinka Buundada kaasi oo la xaqiijiyay in Gacan uu ka jabay.

Sidoo kale saraakiisha lagu dhaawacay Weerarkaasi waxaa ka mida sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Jid-haye,waxaa sidoo kale jiro saraakiil kale oo iyaguna ku dhaawacmay weerarkaasi.

Degmada Mahadaay waxaa gudaheeda iyo duleedkeeda maalmihii u dambeeyay ka dhacayay weeraro khasaara culus lagu gaarsiiyay ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaatka dowlada ee kabo qaadka u ah gaalada soo duushay.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Saf Ballaaran Ah Oo Lagu Qaaday Degmooyinka Afgooye Iyo Qoryooley.
Next: Weerar Askar Lagu Dhaawacay Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada