Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • DAILY NATION: Al-Shabaab Waa Halis Amni Oo Heysata Kenya.
  • Allposts
  • Warar

DAILY NATION: Al-Shabaab Waa Halis Amni Oo Heysata Kenya.

June 25, 2019

Wargeyska afka dheer ee Daily Nation, kana soo baxa wadanka Kenya ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlayo weerarada sii xoogeystay ee ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fulinayaan dhulka NFD ee kujira gumeysiga Kenya.

“Al-Shabaab waxay todobaadyadii tagay kordhiyeen weerarada ay ka gyesanayaan deegaannada dhaca xuduuda ee katirsan gobollada Mandheera, Gaarisa iyo Wajeer, halkaas oo ay ku dileen ciidamo katirsan Police-ka Kenya” ayaa lagu yiri warbixinta uu daabacay wargeyska Daily Nation.

Inkastoo wargeysku ka gaabsaday inuu si cad uga hadlo khasaaraha rasmiga ah ee gaaray ciidamada Kenyaatiga, hadana wuxuu sheegay inta badan deegaannada ay maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen weerarada.

Waxaa uu deegaannada uu sheegay kamid ah, Sheeikh Barrow, Arabia, Fino, Lafey, Alunga, Warankara, Falama, Katulo, Mansa, Diif, Konton iyo deegaanno kale ee dhowr oo aad u badan, kuwaas oo dhamaantooda katirsan dhulka NFD, ee ay Kenya xooga ku heysato.

“Deegaanka Yumbiz ayaa ah goobtii ugu dambeysay ee ay ka dheceen dagaallada dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada Police-ka Kenya oo taageero ka helaya kuwa sida gaarka ah u tababaran” ayaa lagu yiri warbixinta uu daabacay wargeyska Daily Nation.

Saraakiisha Amaanka iyo kuwa Police-ka dhulka NFD ayaa sheegaya iney filayaan weeraro horleh oo uga yimaada dhinaca ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, maadaama bay yiraahdeen ay deegaannadaas soo buux dhaafiyeen ciidamada Al-Shabaab.

“Feejignaanta dhinaca amniga ah waa mid aad u sarreysa, maadaama la filayo in Al-Shabaab ay weeraro horleh ka fuliyaan deegaannadeena” ayuu yiri Afhayeen u hadlay Police-ka Kenya oo lagu magacaabo Charles Wahango.

Wajeer, Gaarisa iyo Mandheera oo keliya maahan meelaha ay ka dhacayaan weerarada qorsheysan ee ay fulinayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana afhayeenka Police-ka Wajeer uu sheegayaa in deegaannada Laamu ay xitaa ka dhacayaan weeraro kuwan lamid ah.

“Dhibaatadu Wajeer oo keliya kama jirto, ee waxay ka taagantahay laga soo billaabo Mandheera illaa Laamu, waxaana isku dayayenaa inan qaadno tallaabooyin wanaagsan” ayuu yiri taliyaha Police-ka Kenya ee Wajeer ninka lagu magacaabo Stephen.

Todobaadyadii lasoo dhaafay ayaa ciidamo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay dhulka NFD ee ay leeyihin umadda Soomaaliyeed, kuna jirta gacanta Kenya waxay ka fuliyeen silsilado weeraro ah, oo lagu beegsaday ciidanka Kenya.

Tobanaan askari oo Kenyaati ah ayaa la xaqiijiyay dhimashadooda, halka gawaari gaashaman oo ay wateenna la burburiyay, waxaana cabsi iyo wal wal ku hooyanaya qoysaska Kenyaatiga ee xooga lagu deegaamayay dhulkaas ay leeyihiin Muslimiinta.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay wacad ugu martay iney sii wadi doonto howlgallada ay ka fulineyso dhulka NFD iyo xeebaha Laamu, oo ay sheegtay iney yihiin dhul ay leeyihiin Muslimiinta, loona baahanyahay in la xureeyo.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cabdi Llaahi Cali Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho.
Next: Qarax Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Boosaaso.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada