Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka markale marti ku ahaa Sheekh Cali Katiin oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, waxaana sheekha wax laga waydiiyay oo uu faahfaahin buuxda ka bixiyay waxay yihiin firqooyinka baalmaray Ahlu Sunna wal-jamaaca ee ay tahay in laga feejignaado Ummadana looga digo.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.