Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Heshiis Dhexmaray WI Hiiraan Iyo Jufo Ka Tirsan Beesha Xawaadle.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Heshiis Dhexmaray WI Hiiraan Iyo Jufo Ka Tirsan Beesha Xawaadle.

December 27, 2022

Degmada Buq’aqable ee wilaayada islaamiga Hiiraan waxaa kusoo gaba gaboobay kulan u socday odayaasha iyo waxgaradka juffada Tuurow Yabar Madaxweyne, oo ka tirsan Juffooyinka beesha Xawaadle iyo Mas’uuliyiinta wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.

Kulanka ayaa yimid kadib markii juffada Tuurow Yabar Madaxweyne ay Wilaayada islaamiga ah ka codsatay hishiis nabadeed iyo ballan ay wilaayada la galaan codsigaasna wilaayadu ka aqbashay.

Kulan muddo socday kadib waxey juffada beesha Tuurow Yabar madaxweyne soo saartay bayaan ka kooban 7 qodob oo ku aadan hishiiska ay la gashay wilaayada islaamiga Hiiraan, Waxaana bayaanka hishiiska ku saxiixan 17 oday oo ah hoggaanka dhaqanka ee juffada nabadda qaadatay.

Odayaasha dhaqanka juffada Tuurow Yabar Madaxweyne ayaa goobta kulanka ka ballan qaaday iney hirgalinayaan hishiiska ay la galeen Mujaahidiinta, Waxa uu oday walbna gacanta ku qabsaday kuna dhaartay Kitaabka Quraanka Kariimka.

Kulankan nabadda ah ee dhexmaray juffada Tuurow Yabar Madaxweyne iyo wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan waxa goob joog iyo marqaatiyaal ka ahaa nabaddoonka guud ee beesha Xawaadle Nabaddoon Cabdi Raxmaan Xiirey Barre iyo nabaddoonka beesha Yabar Madaxweyne ee Xawaadle Nabaddoon Cumar Axmed Yare.

Halkan Ka Dhagayso Bayyaanka Shirka.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Bayaanka-Tuurow-Yabar-madaxweyne-Xawaadle.mp3

Halkan Ka Dhagayso Nabaddoonka Guud Ee Xawaadle.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Nabadoonka-Guud-Ee-Beesha-Xawaadle-Nabadoon-Cabdi-Raxmaan-Xiirey-Barre.mp3

Halkan Ka Dhagayso Codka Nabaddoonka Jufada Tuurow Yabar Madaxweyne.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Nabadoonka-Beesha-Yabar-Madaxweyne-Nabadoon-Cumar-Axmed-Yare.mp3

Halkan Ka Dhagayso Codadka Odayaasha Juafada Heshiiska La Gashay WI Hiiraan.

https://calamada1.com/wp-content/uploads/2022/12/Oayaasha-Tuurow-Yabar-Madaxweyne-Ee-Xawaadle.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -03-6-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-06-1444 Hijri.

Related Stories

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Afar Qof Oo Ku Dhintay Gaari Ciidan Oo Ku Jiiray Kismaayo.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-02-1448 Hijri.

July 28, 2026
Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Hiiraan Iyo Mandheera.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada