Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso+Akhriso: Xarakada Oo Bayaan Kasoo Saartay Falkii Lagu Gubay Qur’aanka Kariimka.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso+Akhriso: Xarakada Oo Bayaan Kasoo Saartay Falkii Lagu Gubay Qur’aanka Kariimka.

July 15, 2023

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kulul oo ku qornaa luuqadaha carabiga iyo Ingiriiska kasoo saaray falkii lagu gubay nuskho ka mid ah qur’aanka kariimka ee dhowaan ka dhacay dalka Sweden.

Bayaanka xarakada oo ku qornaa luuqadaha Carabiga iyo Englishka oo aan soo tarjumnay waxaa ugu horrayn lagu yiri “Waxay dunidu maalmihii lasoo dhaafay indhaha ku kala qaaday muuqaal aad u xanuun badan oo ka turjumaya naceybka ay gaaladu u qabaan Islaamka iyo muqadasaatkiisa, iyadoo ardaallada mujrimiinta ah  ay Kitaabka Qur’aanka ah  ku gubeen dalka Sweden, kaas oo ah wadan gaalo oo muddo dheer astaan ​​u ahaa la dagaalanka Islaamka, isla markaasna aanan ka xishoonin in ay banaanka soo dhigaan cadawtinimada qaawan ee ay u qabaan Diinta Allaah ee xaniifka ah, iyo inay u sacaba tumaaan cid kasta oo muujisata cadaawadda iyo nacaybkaas qotada dheer.

Dhacdadan u dambaysay, inkasta oo ay xanuujisay quluubta Muslimiinta, haddana waa astaan ​​cad oo muujinaysa heerka uu gaarsiisanyahay nacaybka ay gaalada reer galbeedku u qabaan Islaamka iyo cuqdada gaamurtay ee ay u hayaan dadka Muslimiinta ah, waxaana ku rumoobay hadalkii Allaah ee uu ku yiri Kitaabkiisa qiimaha badan ee ahaa.

﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا بِطَانَةً مِنْ دُونِكُمْ لَا يَأْلُونَكُمْ خَبَالًا وَدُّوا مَا عَنِتُّمْ قَدْ بَدَتِ الْبَغْضَاءُ مِنْ أَفْوَاهِهِمْ وَمَا تُخْفِي صُدُورُهُمْ أَكْبَرُ قَدْ بَيَّنَّا لَكُمُ الْآيَاتِ إِنْ كُنْتُمْ تَعْقِلُونَ ﴾

Waxaan shaki ku jirin in dhacdadan daan-daansiga ah ay leedahay ujeeddooyin siyaasadeed  oo ay hubaal tahay inaysan ku koobnayn halka gaal ee falka sameeyay kaligiis,  balse ay qorsheeyeen oo ay soo hindiseen dowladda Sweden iyo hay’adaheeda oo ay  ku jiraan hay’adaha amniga iyo warbaahinta. Wuxuu Mujrimkaas gubtay Kitaabka Qur’aanka kariimka ah soo baxay isagoo ay ilaalinayso dowladda Sweden, ayna si ula kac ah u tabinaysay warbaahintu iyagoo adeegsanaya halku-dhig u ahaa xoriyada hadalka, taas oo noqotay aalad laba-wajiilanimo ah oo ogolaanaysa in lagu xadgubdo Islaamka iyo Muslimiinta, halka ay diidayso wax walba oo kasoo horjeeda Yuhuuda ama Qawmu-luudnimada.

Gubidda Qur’aanka ee dalka Sweden ma ahan wax aan ka ahayn calaamad muujinaysa munaafaqnimada reer galbeedka iyo colaada ay u qabaan Islaamka oo noqday Diinta ugu faafitaanka badan caalamka, si walba oo ay u weyntahay dhagaraha iyo hagardaamooyinka la maleegay ee ku xeeran Dacwada Islaamka.

Halkan Ka Dhagayso Tarjumada Bayaanka Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2023/07/BAYAANKA-MAKTABKA-WARFAAFINTA-EE-QURAANKA.mp3

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo Carabi Ah.

Halkan Ka Degso Bayaanka Oo English Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Gaadiid Looga Gubay Danab Oo Ka Dhacay Duleedka Galcad.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1444 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 27-Dul-xijah-1447-Hijri.

June 12, 2026
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Sahanka Dhaqaalaha Andalus 26-12-1447H.

June 12, 2026
Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Sarkaal Iyo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Afgooye Iyo Jannaale.

June 12, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada