Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Dalxa Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Howlgalada Shabaabul Mujaahidiin Ee Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Dalxa Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyay Howlgalada Shabaabul Mujaahidiin Ee Muqdisho.

June 3, 2018

Xili ay sii kordheen Howlgallada Ciidamada Mujaahidiinta ay ka fulinayaan gudaha Magaalada Caasimada Muqdisho, ayaa hadda Xildhibaanada Golaha Dawaaqiida Kooxda Ridada Somaliya waxa ay walaac daran ka muujiyeen Howlgallada Mujaahidiinta Al Shabaab ay ka wadaan  Degmooyinka Magaalada Muqdisho .

Murtadka Lagu magacaabo Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Murtadiinta  ayaa ka hadlay Howlgallada Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay  Mujaahidiinta ka fuliyaan  Magaalada Muqdisho, isagoona Sheegay in arrintaasi ay tahay mid lala yaabo xili kooxda Ridada Somaliya ay sheegtay in ay u diyaar garooday in ay sugaan Amaanka Magaalada Muqdisho .

Waxaa uu tilmaamay Murtadkaan in kooxda Ridada Somaliya ay ku fashilantay ka hortaga weerarada Mujaahidiinta maadaama Ciidamada badan ee lagu soo daadiyay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayna  hakin la’yihiin howlgallada Mujaahidiinta ee ka dhacaya Muqdisho .

Mar wax laga weydiiyay Murtadkaan, haddallada ay jeediyaan Madaxda kooxda Ridada Somaliya ee ku aadan  xiliyada ay dhacaan Howlgallada Mujaahidiinta  ayaa waxa uu yiri .

Hadalkaan ka soo yeeray Xildhibaanada dawaaqiida Kooxda Ridada Somaliya ayaa ku soo aadaya xili ay sii laba jibaarmeen Howlgallada Mujaahidiinta ee ka dhacaya Magaalada Muqdisho .

Howlgalladaan oo isku jira dilal, Qaraxyo, iyo dagaallo toos ah ayaa waxaa lagu dilay saraakiil, iyo Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Ridada Somaliya.

Weerarada Mujaahidiinta ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan ka dhacaya Muqdisho ayaa dhawaan walaac daran waxaa ka muujiyay  dhawaan R/Wasaaraha Kooxda Ridada Somaliya kaasi oo ku eedeeyay Maamulka Ridada ugu magacaaban Gobalka Banaadir in ay wax ka qaban waayeen sugida Amniga Magaalada Muqdisho .

Halkan Ka Dhageyso Calaacalka Murtad Dalxa.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Shabaabul Mujaahidiin Oo Gacanta Ku Dhigay Drone Ah.
Next: Dagaallo Saf Ballaaran Ah Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada