Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Dibad Baxyada Ka Dhanka Ah Cabdi Ileey Oo Sii Xoogeystay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Dibad Baxyada Ka Dhanka Ah Cabdi Ileey Oo Sii Xoogeystay.

April 30, 2018

Wararka  ka imaanaya dhulka soomaali galbeed ee ay Itoobiya gumaysato ayaa sheegaya in mudahaaraadyadii waawaynaa ee ka bilowday Gobolka Shiniile ay kusii fideen deegaano horleh oo kamid ah dhulka ay xabashidu gumaystaan.

Shacabka ku dhaqan magaalada Diri Dhabe ee galbeedka Somali galbeed ayaa isugu soo baxay mudaaharaad balaaran oo ay ku diidan yihiin taliska gumaysiga Itoobiya iyo mamulka daba dhilifka ah ee uu hogaamiyo murtad Cabdi Maxamuud Cumar “Cabdi Ileey”

Mudaaharaadkan oo ay kasoo qayb galeen dad boqolaal ah oo ku nool magaalada Diri dhabe ayaa waxaa iyana garab socday mudaharaadyo kale oo ay dhigayeen dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan magalooyin ka tirsan gobolka shiniile sida magalada Erer oo u dhaw magalada diri dhabe

Muuqaalo laga soo qaday mudaaharaadyada ayaa muujinayay dad caraysan oo ku dhawaaqaya ereyo ka dhan ah Maamulka xabashida ee fadhigiisu yahay Adis Ababa iyo kan Cabdi Ileey ee tikreega wakiilka uga ah dhulka gumaysiga ku jira ee Soomaali-Galbeed

Dhinaca kale warbixin lagu qoray wargeyska Adis-staandar ee kasoo baxa wadanka itoobiya ayaa lagu sheegay in qilaaf salka ku haya mudaharadyada ka bilowday dhulka soomali galbeed uu soo kala dhex horjoogayaasha mamulka ina iley, kadib markii shaqada laga eryay madaxweyna kuxigeenkii mamulkaas ninka lagu magaaabo Cabdi Kariin Cigaale.

Cabdi Ileey oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka xabashidu ka dhistay dhulka Soomaali-Galbeed ayaa ku xigeenkiisa oo ah ninka lagu magacaabo Cabdi Kariin Ciigaale ku eedeeyay inuu waxba ka qaban waayay mudaaharaadyada maamulkiisa looga soo horjeedo ee ka socda Gobolka Shiniile oo uu Cabdi Kariin Cigaalle deegaan ahaan kasoo jeedo.

Wafdi ka socda dhanka Cabdi Ileey ayaa soo gaaray Magaalada Shiniile kuwaas oo kulamo waan-waan ah la qaatay odayaasha dhaqanka gobolkaas si ay xaalada u qaboojiyaan, balse kulamadaas ayaa fashil iyo is afgaran waa kusoo dhamaaday.

Dadka banaanbaxyada wada ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay sheegeen in ay kala kulmaan saraakiisha maamulka ridada ah, gabood-fallo ay kala kulmaan maleeshiyaatka Liyuu Booliska loo yaqaano ee gobolkaas ka hawlgala iyo boqolaal maxaabiis dadka deegaanka ah oo la sheegay in xabsiyada laga sii dayn doono balse muboobi waysay.

Dhawaan ayay ahayd markii maamulka dabadhilifka ah ee deegaanadaas ka jira uu shaaca ka qaaday inuu sii daayay 1,500 oo maxaabiis ah oo xabsiyadiisa ku xirnaa, balse arintaas ayaa beenoowday iyadoo dhamaan dadka la sheegay in lasii daayay ay weli jeelasha ku jiraan.

Maamulka Ashahaado la dirirka ah ee hoostaga Taliska Adis Ababa ayaa ka cabsi qaba in banaanbaxyadu ay kusii fidaan gobollo iyo magaalooyin horleh oo ka tirsan dhulka Soomaali-Galbeed, waxaana ay masuuliyiinta maamulkaas oo uu ugu horeeyo Murtad Cabdi Ileey xoogga saarayaan sidii mudaaharaadyadaas loo damin lahaa.
Halkan Ka Dhageyso Faahfaahinta Dibad Baxyadaasi.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xaalada Beledweyne Oo Sii Dartay Iyo Dad Ku Dhintay Daadka Magaaladaasi.
Next: Saraakiil Iiraaniyiin Ah Oo Ku Dhintay Duqeymo Ka Dhacay Saldhigyo Suuriya Ku Yaala.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 18, 2026
Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.
  • Allposts
  • Warar

Warbaahin Laga Leeyahay Uganda Oo Shaacisay In Ciidanka AUSSOM La Kulman Khasaare Baaxad Leh.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada