Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Maxkamada Wilaayada Islaamiga Hiiraan Oo Xukun Fulisay.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Maxkamada Wilaayada Islaamiga Hiiraan Oo Xukun Fulisay.

August 12, 2018

Xadkaan Oo Ahaa Xadu Zinaa Ayaa Waxaa Lagu Kala Fuliyey laba dhalinyaro ah oo ku kacay falal kufsi ah, iyadoo mid kamid ah labadaas dhalinyaro uu dil u gaystayqaar kamid ah haweenkii uu kufsaday.

Dambiilaha koowaad ayaa kufsaday 4 dumar ah, waxaana uu dil u gaystay 2 kamid ah dumarkii uu falk kufsiga ah kula kacay. isagoona ugu dambayntii dambigiisa kahor qirtay Maxkamada Islaamiga ah.

Dambiilaha labaad ayaa isaguna Fal Kufsi u geystay 2 Dumar Ah, arinkaas oo uu isaguna ka hor qirtay Maxkamada.

Qaadiga Maxkamada Wilaayada Islaamiga ayaa goobta fagaaraha ah ka aqriyay dacwadaha loo haystay labada dambiile,Intaas kadib ayuu qaadigu ku dhawaaqay xukunkii Maxkamada Islaamiga ah ay ku riday labadaas dambiile

Boqolaal Dad Weyne Ah Oo Ka Kala Yimid Xaafadaha Kala Duwan Degmada Buq Aqablle Ayaa Soo Gaarey Goobta si ay marqaati uga noqdaan qaabka loo fulinayo xukunka Allaah.

Wilaayada Hiiraan ayaa kamid ah Wilaayaatka Islaamiga ee lagu maamulo shareecada Islaamka, waxaana tiro dhowr jeer ah laga fuliyay xuduuda Allaah, taas oo dadweynaha u horseeday Ammaan iyo nabadgelyo ka hanaqaaday qaybaha Hiiraan kamid ah ee ay Wilaayadu ka taliso kuwaas oo aana ka jirin qaybaha kale ee ay cadawgu gumaysiga ku haystaan.

Halkan Ka Dhageyso Xukunka.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Shisheeyaha Ee Qoryooley.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026
Iiraan Iyo Cummaan Oo Ku Heshiiyay Qeybsiga Biyaha Hormuz.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Iyo Cummaan Oo Ku Heshiiyay Qeybsiga Biyaha Hormuz.

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -13-03-1448 Hijri.

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada