Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Sh/Abuu Muscab oo Ka Hadlay Weeraradii Daynuunaay Iyo Xad Beenaadka.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Sh/Abuu Muscab oo Ka Hadlay Weeraradii Daynuunaay Iyo Xad Beenaadka.

June 7, 2018

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sh/C/Casiis Abuu Muscab oo wareysi gaar ah siiyay war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weeraradii ay maanta iyo shalay ka kala geysteen degaanka Daynuunaay ee gobolka Bay iyo naxaaxiga Liboy, ee xad beenaadka.

Ugu horeyn waxaanu wax ka qeydiinay weerarkii Daynuunaay, isagoo sheegay inuu dhacay xalay xilli dambe oo uu waabarigu soo dhawaa, halkaasoo ay muddo kooban kala wareegeen ciidamada Koofur galbeed ee ku daaban Xabashida Itoobiya.

Wuxuu ka dhawaajiyay iney ka hor tageen askar gurmad usoo sameysay oo ka timid dhanka magaalada Baydhabo, ayna gaarsiiyeen khasaare kala duwan.

Khasaaraha dhimashada inta la og yahay oo ay kor istageen meydadkooda ayaa wuxuu sheegay iney afar yihiin, haddana ay gacanta ku hayaan degaanka.

Sidoo kale, Sheekh Abuu Muscab, ayaa sharaxaad ka bixiyay sida uu u dhacay weerar cuslaa oo shalay ka dhacay nawaaxiga degaanka Liboy, ee xad beenaadka, kaasoo lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa Boliska ee dowladda Kenya.

Xilli ay ciidamadan saarnaayeen gaari nooca waaweyn ah una socdeen degmada Dhoobley ee Jubada hoose ayuu afhayeenku sheegay iney la beegsadeen qarax culus oo sababay inuu burburo gaariga, sidoo kalana ay halkaasi ku dhintaan 25 askari.

Sadax kamid ah askartaas ayuu sheegay iney isku dayeen iney baxsadaan laakin ay toogteen ciidamadooda. Ciidamadan oo ahaa Bolis ayaa u soo socday dhanka Soomaaliya iyadoo la og yahay ciidamada Kenya ee kusoo duulay Soomaaliya iney yihiin Milatari, waxaana afhayeenka la weydiiyay waxa u sababta ah arrintan.

“Horta waxaad ogaataa afka uun baarkiisa weeye Amisom iyo tirooyinka la sheeg sheego, nimankaas waxaas ma xadeeyaan oo intaas waa magaca guud ee la wato, kenyaatiga si gaar ah ayay ugu dhaqdhaqaaqaan meelaha ay qabsadeen ee Jubahada hoose haddey yihiin Bolis iyo haddey yihiin Milatari, dhul ay iyagu leeyihiin ayayna u arkaan” ayuu yiri’ Sh/Abuu Muscab.

Gabagabadii wareysiga waxaa wax laga weydiiyay barakicin baahsan oo ay maalmahan ciidamada Kenya ka wadeen dhulka Soomaaliyeed ee ay Wuqooyi bari ula bexeen, gaar ahaan Liboyo iyo meelaha ka ag dhow iyo afduub ay u geysteen dad degaan ah oo illaa iyo hadda la la’yahay.

Halkan Ka Degso Wareysiga Sh Abu Muscab Daynuunaay Iyo Kii Liboy

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Saraakiil Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool.

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada