Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqii Ay Ciidanka Mareykanka Ugeysteen Carruurtii Machadka Jiliyaale.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Si Kulul Uga Hadlay Xasuuqii Ay Ciidanka Mareykanka Ugeysteen Carruurtii Machadka Jiliyaale.

January 20, 2018

Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa war kasoo saaray xasuuq ay ciidamo Mareykan ah iyo maleeshiyaadka Bangaraaf ay Jimcihii lasoo dhaafay ka geysteen deegaan dhaca halka ay iska galaan gobollada Sh/dhexe iyo Sh/Hoose.

Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa kalimad uu jeediyay wuxuu ugu horrayn Beesha Gaaljecel gaar ahaan Jugada Barsame uga Tacziyeeyay carruurtii looga dilay weerarkii Bahalnimo ee ka dhacay Machadka barashada culuumta sharciga deegaanka Jiyaale.

Wuxuu sheegay in falkaasi uu banaanka soo dhigayay cadaawadda dowladda Mareykanka ay uqabto muslimiinta, Sheekh Cali dheere ayaa hay’adda sheegata in ay udooddo xuquuqul inshaanka ee HRW wuxuu ku eedeeyay in ay ka qeyb qaadatay fal dambiyeedka lagu xasuuqay carruurta aan waxba galabsan.

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa ugu baaqay ciidamada Mujaahidiinta in ay sii wadaan dagaalka ay cadawga shisheeye uga difaacayaan muslimiinta isagoo baaq ujeediyay shacabka Soomaaliyeed oo ah in ay dhinac ugasoo wada jeestaan cadawga sida aan kala sooca laheyn ugummaadaya carruur iyo waayeel.

Dowladda Mareykanka ayaa qiratay in ay ku lug laheyd fal dambiyeedkii lagu dilay 4 carruur ah iyo macalinkoodi iyo qafaalka tobanaan kale oo hadda lagu hayo saldhig cidianka Mareykanka ay ku leeyihiin Koonfurta Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheere.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mareykanka Oo Qirtay Inuu Ku Lug Lahaa Caruurtii Lagu Xasuuqay Sh/dhexe.
Next: Farmaajo Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay Iyo Saansaan Dagaal Oo Laga Dareemayo Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-05-1448-Hijri

October 24, 2026
Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Si Daran Loogu Dhiig-bixiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Balli-doogle.

October 24, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-05-1448-Hijri.

October 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada