Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Xog Cusub Oo Laga Helay Qaraxyadii Baydhabo+Magacyada Saraakil Hore Leh.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Xog Cusub Oo Laga Helay Qaraxyadii Baydhabo+Magacyada Saraakil Hore Leh.

October 15, 2018

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa heshay magacyada iyo xilalka ay hayeen qaar ka mid ah saraakiisha cadowga looga dilay weerarkaasi.

Dadka halkaas ku dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa sarkaal military oo magaciisa lagu soo koobay Tuurane, waxaa uu ku magacawnaa madaxa qaybta loojistikada ee guutada lixdanaad. Waxaa la dhintay tiro dhowr ah oo ka mid ahaa ilaalidiisa.

Sidoo kale sarkaal magaciisa lagu soo koobaday Daa’uud, kana tirsanaa saraakiisha waxa loogu yeero ciidamada booliska ayaa ka mid ah xubnaha ku dhintay weeraradaasi.

Sarkaal kale oo magaciisa lagu sheegay Maxamad Adan, kana tirsanaa saraakiisha ashahaada la dirirka ah ee loo yaqaano nabadsugida ayaa ka mid ahaa dadka halkaasi ku halaagsamay.

Xogta horudhaca ah ee ay heshay Idaacada Andalus ayaa sidoo kale tilmaamaya in mid kamid ah odayaashii soo xulay golaha dawaaqiida kooxda ridada, laguna magacaabi jiray Ugaas Warsame Jiis uu isaguna ku nafwaayay weeraradaasi.

Wararka xog ogaal ah oo aan helnay ayaa sidoo kale tilmaamaya inuu halkaas ku dhintay qof na loo sheegay inuu u sharaxnaa tartanka kursi xildhibaan oo ka dhinnaa golaha dhawaaghiida ee kooxda ridada. Qofkaas iyo Ugaaskii wakiilka ahaa ee matalayey ayaa la sheegay in ay goobta ku wada dhinteen.

Halkan Ka Dhageyso Xogta Oo Dhameystiran+Magacyo Kale.

Xigasho Radioandalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay Askarta Jubbo Land.
Next: Al Shabaab oo 15 Askari Yugaandheys ah ku dishay Magaalada Marka ee Sh/Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.

January 15, 2026
Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.

January 15, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.

January 15, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada