Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyadii Hoteel Peace.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyadii Hoteel Peace.

January 3, 2017

qarax-hoteel-paece-jpg235876Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro xooggan oo maanta ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 30 qof oo u badan saraakiil caddaan iyo Afrikaan ah ayaa ku dhintay weerarada oo ahaa kuwa mantaana ah oo mas’uuliyadooda ay sheegatay xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Weerarada oo is xigxigay ayaa beegsaday Hotel ammaankiisa si aad ah loo ilaaliyo oo kaabiga ku haya Xerada Xalane ama halka loo yaqaan (Madiina Gate) oo ah albaabka garoonka diyaaradaha ee dhanka degmada Madiina.

Ilo wareedyo mas’uul ah ayaa xaqiijiyay in qaraxyada ay ku dhinteen saraakiil sarsare oo katirsan AMISOM iyo Q.Midoobe kuwaasi oo deganaa Hoteelka Nabadda (Hotel Peace).

 Xilligii weerarku dhacayay waxaa gudihiisa ku sugnaa mas’uuliyiin katirsan guddiga doorashooyinka, kor joogto caddaan ah oo ka socday Q.Midoobe iyo saraakiil katirsan Ururka Midowga Afrika.

Xarakada Al Shabaab waxay sheegtay in qaraxa koowaad uu beegsaday bar koontarool oo ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka ka ilaalinayeen Hoteelka kadibna waxaa xigay qarax kale oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa lagasoo buuxiyay.

War rasmi ah oo Al Shabaab ay Ku Faah Faahisay Khasaarihii qaraxyadii hoteel Peace ayaa u qornaa sidaan:-

Dhimashada gaartay AMISOM : 8 katirsan ciidanka AMISOM oo mid kamida yahay sarkaalkii haystay ciidanka Madina Gate.

Dhimashada Dowladda: 14 Askari oo katirsan ciidanka Nabad sugidda+4 Askari katirsan Bangaraaft.

Dhimashada Q.Midoobei: 4 shaqaalaha UN-ka katirsan.

Dhaawaca AMISOM; waa 32  oo 16 kamid yihiin dhaawacyo garaab ah.

Dhaawaca ciidanka Dowladda: waa 9 Askari.

Dhaawaca Shaqaalaha UN-ka: waa 3 shaqaale ah.

Halkan Ka Dhageyso Xogta Dheeraadka Ah Ee Camaliyaatka Hoteel Peace.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Imisa Ayaa UN-ka, AMISOM Iyo Dowladda Federaalka looga dilay Weeraradii Hoteel Peace?.
Next: Dhageyso Maxkamada WI Sh/hoose Oo Xad Gacan Goyn Ah Fulisay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 03-03-1448-Hijri.

August 16, 2026
Ciidamada Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Miray Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Miray Sh/hoose.

August 16, 2026
Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Maxay Salka Ku Haysaa Wareejinta Itoobiyaanka Ee Buurhakaba? [WARBIXIN]

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada