Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Lagu Dilay Weerarka Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Magacyada Qaar Ka Mid Ah Saraakiisha Lagu Dilay Weerarka Gaalkacyo.

April 28, 2018

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Weerar Istish-haadiyo ah oo lala beegsaday Xafiiska Taliska Ciidamada Isku dhafka oo ku yaala Waqooyga Magaalada Gaalkacyo.

Xafiiska la weeraray ayaa kasoo horjeeda Hooygii hore ee Cabdi Llaahi Yuusuf Axmed,Iyadoona Camaliyaddaan Istish-haadiyada lagu dilay saraakiil iyo askar ka tirsan ciidamada Isku dhafka.

Saraakiisha lagu dilay Camaliyaddaasi Istish-haadiyada waxaa ka mid ah Saraakiil Sar sare oo ay ka midyihiin.

1-Gaashaanle Sare Cabdi Xukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye) oo ah Taliyaha ciidamada Isku dhafka.

2- Cabdi Qani Axmed Geyre oo ah Taliyaha Qeybta Gaadiidka ee Ciidanka Isku dhafka.

Sarkaal Saddex-aad ayaa jira oo Weerarka Istish-haadiga ah lagu dilay kaasi oo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan inuu yahay Taiye ku xigeenka Ciidanka Isku dhafka.

Tirada Hordhaca ah ee la xaqiijiyay Dhimasho waa Lix oo Saddex ay saraakiil tahay tiro kalane oo askar iyo saraakiil isugu jirta waa lagu dhaawacay Camaliyaddaasi Istish-haadiyada ah.

War rasmi ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu xaqiijiyay in Camaliyadda Istish-haadiyada Hadafkeeda si wanaagsan u haleeshay islamarkaana lagu dilay saraakiishii Bartilmaameedku ahaa.

Halkan Ka Dhageyso Xogta Hordhaca Ah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhakhtar Ku Lug Lahaa Dilkii Sheekh Usaama Oo Laga Saaray Xabsigii Uu ku jiray.
Next: Akhriso Fu’aad Fara Tool Oo Ka Mid Noqday Saraakiisha Lagu Dilay Weerarka Gaalkacyo.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-03-1448-Hijri.

August 18, 2026
Xubin Ka Tirsan Sirdoonka Kooxda Gurguurte Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray.
  • Allposts
  • Warar

Xubin Ka Tirsan Sirdoonka Kooxda Gurguurte Oo Dhegta Dhiigga Loo Daray.

August 18, 2026
Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.

August 17, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada