Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Tarjumada Kalimadda Sheekh Ayman Al-dawaahiri.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Tarjumada Kalimadda Sheekh Ayman Al-dawaahiri.

October 5, 2017

Mu’asasada Al-saxaab ee garabka Warbaahineed ee hogaanka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Allaah ha dhowre Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri Amiirka guud ee Mujaahidiinta Al-qaacidah.

Kalimadan oo cinwaankeedu yahay “Allaah idinkii, Waan idiin la dagaalami doonaa ilaa Fitna laga waayo” lana dhageysan karo muddo ka badan 20 daqiiqo ayuu Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida, Sheykh Dr. Ayman Ad-Dawaahiri –Xafidahullaah- kaga hadlayaa 16 sano ka dib weeraradii barakeysnaa ee 11-kii Sept iyo marxalada uu maanta taagan yahay dagaalka 16 sano jirsaday ee u dhexeey Muslimiinta iyo gaalada.

Wuxuu tilmaamay in weeraradii New York iyo Washington ay fashiliyeen dadaalada iyo qorseyaasha saliibiyiinta Mareykanka, Ruushka, Shiinaha, Safawiyiinta cusub iyo dhawaaqiidda Carabta iyo ajamta ay ku raadinayeen joojinta awoodda iyo kobaca Jihaadka.

“Mareykanka iyo Xulafadiisa waxay sameeyeen wixii ay woowdeen, waxay ku duuleen Afghanistan iyo Ciraaq, waxay Ciidamooda u direen Soomaaliya, Galbeedka Afrika, Yemen iyo Shaam, waxay duqeeyeen dhammaan goobahaasi, sidaasoo ay tahay awoodda Jihaadka way sii fidideysaa, waxaana sii xoogeysanaya Saxwada Jihaadiga ee Umadda Muslimka ah. Saxwadaas Jihaadiga ah ee sii kobceysa oo tusaale iyo sumad ay u tahay duullaanadii 11-kii September” Ayuu yiri.

 

Wuxuu aad u ammaanay juhdigii iyo dadaalkii uu Sheykh Usama mudadaas ku bixiyey kicinta Umadda, Ku jiheynta cadowgooda dhabta ah iyo mideynta sufuuftooda. Wuxuu tilmaamay in Sheykh Usama uu diiradda Saaray arimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay in la isku keeno Juhuudda Umadda, in la tuso cadowga dhabta ee Mareykanka iyo in Jamaacaadka Jihaadiga ah lagu hoos kulmiyo raayada Imaarada Islaamiga Afghanistan.

“Haddii Sheekh Usaama uu ka hor leexan lahaa Mareykanka, uuna ku kaaftoomi lahaa tusaale ahaan Jihaad Goboleed ku kooban Jasiiradda Carabta oo doonaya xaqiijinta ahdaaf ciriir ah, suuragal uma ahaanteen inuu helo isku duubnimada ay Umadda u muujiyeen iyagoo u arkay Hogaamiyaha Mujaahidiinta iyo Imaam ka mid ah A’imada Muslimiinta, suuragalna uma ahaateen inuu dhaqaaqjiyo Saxwada Jihaadiga ah ee hadda ku faaftay dhammaan daafaha Caalamka islaamka. Uma Aaba yeelin Sheekha Allah u naxriistee waxa uu la kulmayay ee dhibaatooyin ah, si uu Umadiisa u booriyo uuna guubaabiyo, wuxuu ogaa in Adduunyada oo dhan ay ka hor imaan doonto, laakiin wuxuu lahaa Himmo sare iyo Nafsad Cizzi leh”.

Sheykh Dr. Ayman Ad-Dawaahiri wuxuu sheegay in markii Mujaahidiintu doorteen muwaajahada cadowga asalka ah in ay qaar kale oo culeys ka dhigaya Jihaadka ay ka hor yimaadeen mashruucan balse dhamaan dadkii dib u gurashada sameeyey ay buuxiyeen xabsiyada Masar sida Ikhwaanka, Salafiyada iyo dhamaan islaamiyiintii tarajucday.

Mar uu soo hadal qaaday Jihaadka Shaam ayuu dadka Muslimiinta iyo Mujaahidiinta kaga digay tanaasulka loo muujinayo cadowga taas oo uu ku tilmaamay mid halis ku ah halganka, isagoona tilmaamay in Mareykanku aysan ka raali noqoneynin ilaa ciddii ay adoonsadaan mooyee. Wuxuu yiri: bal eega qofkastoo u hoggaansamay Mareykanka muxuu la soo noqday, muxuu lasoo noqday Maxamuud Cabbaas, Muxuu lasoo noqday Al-Ghanuushi?.

Wuxuu bogaadiyey midnimada Mujaahidiinta galbeedka Africa kuwaa soo uu sheegay in ay kor u qaadeen macnawiyaatka Mujaahidiinta. Wuxuu yiri: Allah guuleeyo Libaaxyada islaamka ee Maali, kuwaas waa kor u qaaday Macnawiyaatkii Mujaahidiinta iyo Muslimiinta, waxay adkeeyeen dhismahooda, waxay xoojiyeen isku xirnaashaha dhufeyska galbeed ee islaamka, Alle waxaan weydiisanayaa inuu sugo, kuna xoojiyo taageeradiisa iyo Madadkiisa, uuna u furo illaa ay kasoo celiyeen Mackradii Seddaxaad ee Az-zallaaqa.

Halkan Ka Dhageyso Tarjumada Kalimadda.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabeel Dad Ku Dhaawacay Degmada Wallanweyn Ee Shabeelada Hoose.
Next: Dhageyso Warbixinta Howlgaladii Ugu Waaweynaa Sanadkii Tagay 1438 Hijri Qeybta 6-aad,Dhamaad.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-01-1447-Hijri.

July 20, 2025
Faahfaahin: Maamullka Deni Oo Dekadda Boosaaso Kusoo Xiray Markab Hub Usiday Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: Maamullka Deni Oo Dekadda Boosaaso Kusoo Xiray Markab Hub Usiday Kooxda Gurguurte.

July 20, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -25-01-1447-Hijri.

July 19, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada