Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhul Gariir Khasaara Dhaliyay Oo Ku Dhuftay Dalka Indonesia.
  • Allposts
  • Warar

Dhul Gariir Khasaara Dhaliyay Oo Ku Dhuftay Dalka Indonesia.

August 6, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Indonesia ayaa sheegaya in dhul gariir xoogan uu ku dhuftay Jaziiradaha Lambork iyo Baali oo katirsan gobolka NUUSATINGAARA ee dhaca galbeedka wadankaasi.

Wakaalada wararka ee wadanka Indonesia ayaa sheegtay in dadka ku dhintay dhul gariirkan ay gaarayaan 92 qof, halka dhaawaca uu sii caga cageynayo ku dhawaad 250 ruux.

Dhimashada ugu badan ayaa ka dhacday woqooyiga Jazeerada Lombork oo aad ugu dhow goobta uu dhul gariirku ka dhacay, waxaana lagusoo waramayo in halkaas ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 87 qof oo Indonesian ah.

Wakaalada qaabilsan la socodka dhul gariirada ayaa sheegtay in dhul gariirkan xoogiisa uu gaaray qiyaaska 7aad
ee Rekhterka oo ah qalabka lagu qiyaaso dhul gariirada.

Wazaarada gurmadka degdega ah ee wadanka Indonesia ayaa sheegtay in la bilaabay gurmad loo fidinayo dadka wax ku noqday dhul gariirkan iyo qorshe dadka faraha badan loogasoo daabulayo goobaha laga cabsida qabo in mar kale ay wax ka dhacaan.

Waxa ay sheegtay in kumanaan dad ah lagasoo saaray dhismayaashi ay ka deganaayeen magaalooyinka waaweyn ee Jazeeradaha Lombok iyo Baali hadana la isugu geeyey, goobo banan oo aan dhismooyin lahayn, si looga fogaado in guryuhu ay kusoo dumaan.

Garoomada diyaaradaha ee Jazeeradaha Lombok iyo Baali ayuu dhul gariirku wax yeelo gaarsiiyeey waxaana adag in loo isticmaalo sidii horey loogu isticmaali jiray, taas oo sababeysa gaabis ku yimaada adeegyadii gurmadka ee lagaar siin lahaa deeganada ay wax ka dheceen.

Dadka ku dhaqan jazeeradaha uu dhul gariirka ku dhuftay ayaa sheegay in ay dareemeen gariirka dhulka ku dhawaad 24 jeer oo is xig xiga, taas oo sii kordhisay cabsida laga qabo inay markale uu goobahaasi dhul gariir kale.

Goobaha ay had aka dheceen dhul gariiradan ayaa kamid ah jazeeradaha loo dalxiiska tago ee wadanka Indonesia, balse dowlada wadankaas ayaa shaacisay in ilaa hada dadka dhintay aysan ku jirin wax ajaanib ah.

Dowlada waxa ay sheegtay in dhul gariirkan oo lagu qiyaasay inuu gaarayo 7 rekhter uu ka dhacay gudaha Badda, meel kahooseyso ugu yaraan 10 Km, taas oo dhalisay in Mowjado hirar ah oo waaweyn ay dhaliso Badda, waxa ayna dadka ugu baaqday inay ka fogaadaan xeebaha Jazeeradaha cabsi laga qabo in Tsunami hor leh uu ka dhoco goobahaasi.

Dhacdadan ayaa imaaneysa Hal 7aad kadib, markii dhul gariir noocaan ah uu ka dhacay isla goobta uu hada ku dhuftay, kaas oo sababay dhimashada 14 qof iyo dhaawaca 162 kale.

Wadanka Indonesia ayaa kamid ah meelaha ugu dhul gariirada badan dunida, waxaana la sheega in sanadkasta ay ka dhacaan 6Kun ilaa 7Kun oo dhul gariir, kuwaas oo cabirkooda uu udhexeeyo 3 ilaa 7 REKHTER oo ah cabirka lagu qiyaaso dhul gariirada.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Abaanduulaha Ciidamada Maamulka Hirshabeelle Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
Next: Cabdi Ileey Oo Ku Dhawaaqay Inuu Is Casilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada