Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Ay Leeyihiin Booliska Kenya Oo Burburtay.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Ay Leeyihiin Booliska Kenya Oo Burburtay.

August 16, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Kenya ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah oo ay lahaayeen ciidanka police-ka Kenya ay ku burburtay dhulka howdka ah ee Boni ee hoos taga gobolka xeebta dhaca ee Lamu.

Diyaarada oo ay la socdeen laba Pilot iyo 5 askari oo police ah ayaa kusoo dhacday meel kudhow deegaanka Haluuqa, kadib marki mid kamid ah Matooradeeda uu ka ciladoobay.

Dowlada Kenya ilaa hada faahfaahin kama bixin khasaaraha ka dhashay shilka diyaaradan, goobta ay kusoo dhacdayna waxaa isku gadaamay ciidamo fara badan oo saxafiyiinta iyo dadka deegaankaba u diiday inay soo arkaan sida ay wax u dheceen.

Diyaarada ayaa la sheegay in xilliga ay soo dheceysay ay kuguda jirtay howlo basaasnimo oo ay ka waday dhulka howdka ah ee Boni, oo mujaahidiinta AlShabaab ay gabaad ka dhigtaan si ay weeraro uga fuliyaan deegaanada gobolka xeebta dhaca ee Lamu.

Burburka Helicopter-kan ayaa khasaaro weyn ku ah ciidanka police-ka Kenya, waxa ayna kamid ah ilaa 3 diyaarad oo dhawaan lagusoo dayactiray Jamhiiriyada Czech Republic, kuwaas oo ay ku baxday lacag gaareysa 1.5Billion oo lacagta Kenya ah.

Waxa ay kamid aheyd 2 diyaarad oo ciidanka Kenya ay u isticmaali jireen, kaalmeynta ciidankooda ku sugan gobolka Lamu iyo Gobolka NFD ee gumeysiga Kenya ku hoos jira, si ay ugusoo daabulaan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalato dagalka ay kula jiraan mujaahidiinta iyo inay u basaasaan xilliyada habeenki ah, goobaha looga shakisan yahay in Mujaahidintu ay ku sugan yihiin.

Xog la helay ayaa sheegaysa in police-ka Kenya uu la daala dhacayo dhibaatada ka heysato kaalma la,aanta dhanka hawada ah, xilliyada ay fulinayaan howl galada, maadaama aan laheyn diyaarado helicopero ah oo kala qeyb qaata, wixii ka danbeeyey marki ay ka burbureen 2 diyaarad oo helicopter ah intii lagu guda jiray sanadkii lasoo dhaafay ee 2017ka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Foreign Policy: AMISOM dagaalka ayaa ku dheeraaday, welina lama diyaarin ciidamo Soomaali Ah Oo Buuxiya Booskooda (WARBIXIN)
Next: Weerar Lagu Qaaday Hoteel Ku Yaala Degmada Baraawe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada