Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Mareykanka Looga Soo Riday Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Mareykanka Looga Soo Riday Afghanistan.

May 9, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistan waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay qeybo ka mid ah dalkaasi lagu soo riday mid ka mid ah diyaarada dowlada Nasarada Mareykanka.

Diyaarada laga soo riday Mareykanka ayaa ah nooca basaaska ee duuliye la’aanta ah’waxeyna ciidamada difaaca Cirka Imaarada Islaamiga Afghanistan diyaaradda kusoo rideen deegaanka Jabaliyah oo ah deegaan hoostaga degmada Gowrband ee gobalka Barwan.

Diyaarada ayaa gabi ahaan burburtay’iyadoona dhowr jeer sidaan oo kale ciidamada difaaca cirka Imaarada Islaamiga ay dhulka soo dhigeen diyaarado Basaas iyo kuwa dagaal oo ay leedahay dowlada Nasaarada Mareykanka.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ayaa inta badan la wareegay gacan ku heynta degmada Khaan Abaad oo ka tirsan gobalka Qunduuz ee Waqooyga dalka Afghanistan.

Degmada Khan-abaad waxaa ka dhacay dagaal socday muddo afar maalmood oo xiriir ah’iyadoona dagaalka khasaara lagu gaarsiiyay maamulka daba dhilifka Kaabul.

Webseydka Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay in dagaaladaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen inka badan 52 isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka Afghanistan.

Xubanaha lagu dilay dagaalka waxaa ka mid ah Nayaaz Muxamed oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaay maamulka Asharaf Gaani’waxaa sidoo kale dagaaladaasi lagu gubay Kow iyo Toban gaadiid oo noocyada gaashaaman ah.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ayaa gacanta ku dhigay labo gaari oo noocyada gaashaaman ah iyo keyd ballaaran oo hub ah kuwaasi oo ku jiray saldhiga degmada oo gacanta ay ku dhigeen ciidamada Imaarada Islaamiga.

Degmadan ayaa noqoneysa midii saddexaad oo ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ay la wareegaan tan iyo markii todobaad ka hor Imaarada ay ku dhawaaqday Xamlo dagaaleedka Al-mansuuriyah’waxey ciidamada Mujaahidiinta horay ula wareegeen labo degmo oo ka kala tirsan wilaayaatka Qunduuz iyo Badkhashaan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaan Muhiim Ah.
Next: Faahfaahin:Gaadiid Dagaal Oo Shariif Sakiin Laga Qabsaday.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada