Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin:Gaadiid Dagaal Oo Shariif Sakiin Laga Qabsaday.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin:Gaadiid Dagaal Oo Shariif Sakiin Laga Qabsaday.

May 9, 2017

Wararka ka imaanaya degmada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Shariif Sakiin.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar dhabba gal ah u dhigeen kolanyo ka baxday degmada Baydhabo kuwaasi oo kusii jeeday deegaanka Goof-gaduud Shabeelow oo saaka dagaal ay kula wareegeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in dagaalka ka dhacay duleedka degmada Baydhabo khasaara lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka Murtad Shariif Sakiin.

Inta la xaqiijiyay hal gaari oo Cabdi Bile ah ayaa laga gubay maleeshiyaatka Shariif Sakiin waxaana laga qabsaday labo gaari oo Cabdi Bile ah kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Sidoo kale wararka laga helayo Baydhabo ayaa sheegaya in dagaalkaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen tiro ka tirsan maleeshiyaatka Shariif Sakiin’ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya ee ku sugan degmada Baydhabo wax gurmad ah uma sameyn maleeshiyaatka lagu galay duleedka degmadaasi.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka dagaal kula wareegay deeegaanka Goof-gaduud Shabeelow oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka degmada Baydhabo.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaarad Mareykanka Looga Soo Riday Afghanistan.
Next: Inka Badan 15 Askari Oo Lagu Dilay Duleedka Baydhabo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-03-1448-Hijri

August 13, 2026
Iska Hor’imaad Muqdisho Ku Dhexmaray Shacab Careysan Iyo Maleeshiyo Dhul-boob Ku Jiray.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Muqdisho Ku Dhexmaray Shacab Careysan Iyo Maleeshiyo Dhul-boob Ku Jiray.

August 13, 2026
Daawo Muuqaalka Khasaaraha Baaxadda Leh Ee Duqaymihii Mareykanka Ee Farsooley.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Khasaaraha Baaxadda Leh Ee Duqaymihii Mareykanka Ee Farsooley.

August 13, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada