Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarad Yahuuda Looga Soo Riday Suuriya Iyo Yahuuda Oo Ka Jawaabay.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarad Yahuuda Looga Soo Riday Suuriya Iyo Yahuuda Oo Ka Jawaabay.

February 10, 2018

Wararka ka imaanaya wadanka Suuriya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka dowladda iiraan ay dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay leedahay Yahuudda saacado kadib markii ‘israa’iil’ ay ku dhawaaqday in ay soo ridday diyaarad Drone ah oo iiraan leedahay.

Afhayeenka u hadlay Melleteriga waxa loogu yeero dowladda Israa’iil ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in madaafiic kasoo dhacday gudaha wadanka Suuriya ay sababtay soo dhicidda diyaarad F16 ah oo iyagu ay leeyihiin wuxuuna weerarkaas ku eedeeyay in dowladda Iiraan ay Mas’uul ka tahay.

Goob joogayaal ku sugan gobolka Alquneydarah ee Koonfurta Suuriya ayaa warbaahinta u sheegay in ay maqlayeen jugta qaraxyo waaweyn oo ka dhashay duqeymo diyaaradaha Yahuudda ay ugeysteen saldhigyo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka dowladda Iiraan daqiiqado kadibna waxaa lasoo riday Diyaaraddii duqeynta geysatay oo nuuceedu ahaa F16.

Afhayeenka u hadlay Maamulka Yahuudda ayaa dowladda iiraan ku eedeeyay in dagaal ay ka abuurayso mandiqadda Bariga dhexe wuxuuna sheegay in Jawaab kulul ay ka bixi doonaan weerar daan daansi ah oo uu sheegay in dhanka iiraan uu uga yimid.

Dhanka kale Maamulka Sahyuuniyadda Yahuuda ayaa ku dhawaaqay in Jawaab adag uu ka bixiyay diyaarad dagaal oo loogasoo riday xuduud beenaadka ay wadaagaan dhulalka Filasdiin iyo Suuriya.

Afhayeen u hadlay melleteriga Yahuudda ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in diyaarad nuuceedu yahay F16 lagusoo riday mandiqadda Jowlaan kadib markii lagasoo toogtay dhanka Suuriya.

Yahuudda ayaa dowladda Iiraan iyo maamulka Bishaar Al-asad ku eedeysay in ay dhulka soo dhigeen diyaaradda, Avijaa Adraei oo ah Afhayeenka Melleteriga Yahuudda ayaa sheegay in labadii duuliye ee diyaaradda ay baarashuud ku boodeen balse mid kamida uu qabo dhaawac halis ah.

Duqeymo Ba’an oo ay geysanayaan diyaaradaha Yahuuda ayaa lagasoo calaamadeeyay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya, illaa iyo 12 saldhig oo maleeshiyaadka Iiraan iyo ciidamada Nidaamka Al-asad ay ku lahaayeen dimishiq iyo hareeraheeda ayaa la duqeeyay.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in ay arkayeen qiic iyo uura Madoow oo cirka iskus shareeray, guutada koowaad ee ciidamada ilaalada Xarasul Jamhuuriga Bishaar al-asad ayaa la xaqiijiyay in duqeymo ba’an lala eegtay.

Garoonka Melleteri ee T4 oo kuyaal gobolka Homs bartamaha dalka Suuriya ayaa shaqada gabay kadib markii diyaaradaha Yahuudda ay burburiyeen qeybaha aas-aasiga ah ee garoonka.

Dhinaca kale dowladda Shiicada Iiraan oo Jawaab kasoo saartay xiisadda Suuriya ayaa sheegtay in ‘Muqaawamadu’ aysan ogolaan doonin duullaanka cadawtooyo ee Sahyuuniyadda Yahuuda.

Madaxa amniga qaranka Iiraan ayaa uga digay Yahuudda in aan loogu dulqaadan doonin daan daansiga Suuriya islamarkaana Jawaab kulul ay ka bixin doonaan marwalba oo ay duqeyn ka geysato gudaha wadankaasi

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Diyaarad Dagaal Oo Afghanistan Lagu Soo Riday.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada