Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Mareykanka Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Mareykanka Oo Dad Shacab Ah Ku Duqeeyay Shabeelada Hoose.

June 8, 2019

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay diyaarad aan duuliye laheyn dhowr habeen ka hor ay dad shacab ah ugu geysatay deegaan katirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfurta dalka Soomaaliya.

Wararka ka imaanaya duleedka degmada Tooratooroow ayaa sheegaya in ciidanka cirka Mareykanka ay duqeeyeen guri ay deganayeen dad shacab ah oo kuyaal tuulada Kala Go’oow ee Shabeellaha Hoose.

Duqeynta waxaa ku dhintay hal qof shacab ah kaasi oo caan ka ahaa degmada Tooratooroow iyo duleedkeeda, Ninka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Ibraahim Cabdi Gaab Cismaan oo ahaa dalaal gaadiidka dadweynaha rara.

Goob joogayaal ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in diyaarad Drone ah ay laba gantaal ku dhufatay Macallim Ibraahim xilli uu ku sugnaa gurigiisa balse Alle mahaddii waxaa badbaaday qoyska intiisa kale balse waxaa jiray burbur gaaray Mooto iyo agab kale oo goobta yiillay.

Dhinaca kale dowladda Mareykanka ayaa sheegatay duqeyntan qofka shacabka ah lagu dilay ee ka dhacday Tooratooroow, war qoraal ah oo kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ku dileen ruux Al Shabaab ah warkaas oo ah mid been ah.

“Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeeyay  Ibraahim Cabdi Gaab Cismaan oo ahaa nin caan ka ahaa degmada Tooratooroow, isagoo ku sugan gurigiisa ayaa la duqeeyay wuxuuna ahaa dalaal gaadiidka dadweynaha rara oo dadka dhan ay wada yaqaanaan” ayuu yiri qof deegaanka ah oo warbaahinta lahadlay.

Labadii sano ee lasoo dhaafay dowladda Mareykanka ayaa duqeymo laayaan ah ka geysanaysay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaana badanaa duqeymahaas lagu beegsadaa dadka shacabka ah.

Gobolka Sh/hoose waa meelaha ugu daran ee diyaaradaha Drone-ka ay shacabka ku duqeeyaan, taliska Africom ayaa duqeymahaas ku sheega in ay ku beegsadaan Al Shabaab iyagoo iska dhega tiraya caddeymaha ka imaanaya dhulka.

Hay’ado reergalbeed ah ayaa warbixinno ay soo saareen sanadkaan gudihiisa waxay kusoo bandhigeen qeyb yar oo kamid ah xasuuqa uu maamulka Trump ku hayo shacabka Soomaaliyeed.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaarad Mareykanka Looga Soo Riday Dalka Afghanistan.
Next: Sarkaal Daacad U Ah Imaaraatka Carabta Oo Ay Dileen Mujaahidiinta Al-qaacidah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada