Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay Dad Beeraley Ah Oo Caruur Ku Jiraan+Magacyo.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeyn Ku Dilay Dad Beeraley Ah Oo Caruur Ku Jiraan+Magacyo.

January 30, 2023

Khasaara lixaad leh ayaa dad shacab ah kasoo gaaray duqeymo hor leh oo diyaaradaha dowladaha shisheeye ay ka geysteen Koonfurta Soomaaliya.

Diyaaradaha duuliye la’aanta ah ee dowlada Mareykanka ayaa gelinkii dambe ee maanta deegaanka Quracley ee hoostaga degmada Jalalalaqsi ee gobalka Hiiraan ku duqeysay dad shacab ah oo isugu jira beeraley iyo xoolo dhaqato.

7 wiil dhalinyaro ah oo ay ku jiraan 4 wiil oo isla dhalatay oo geed hoostiisa ku wada sheekeysanayay ayey diyaaradu gantaal ku dhufatay gabi ahaan todobada wiil isla goobta ayey ku dhinteen.

Wiilasha diyaadaradaha Mareykanka duqeynta ku dileen ayaa xilligaas kasoo laabtay beero iyo xoolo daajis oo saaka ay ku kalaheen iyagoo daallan ayey geedka hoos fadhiisteen si ay ugu nastaan uguna sheekeystaan.

Halkan Hoose Ka Akhriso  Magacyada Iyo Da’da Wiilasha Diyaaradaha Mareykanka Duqeynta Ku Dileen.

1-Cabdi llaahi Maxamuud Ciise oo 14 sano jir ah

2-Axmed Maxamed Nuur oo 20 sano jir ah.

3-Cumar Maxamed Abuukar oo 18 sano jir ah.

4-Cabdi Qaadir Maxamed Nuur oo 18 sano jir ah.

5-Qeys Maxamed Nuur oo 8 sano jir.

6-Axmed Khadar Ibraahiim Cusmaan oo 13 sano jir ah.

7-Casir Xasan Cabdi oo 14 sano jir ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -08-7-1444-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-07-1444-Hijri

Related Stories

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqdeen Saraakiisha Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

June 1, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-12-1447-Hijri

May 31, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-Dulxijah-1447-Hijri

May 31, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada