Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Denmark Oo Wada Qorshe Ay Ku Mamnuuceyso Xerashada Indha-shareerka.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Denmark Oo Wada Qorshe Ay Ku Mamnuuceyso Xerashada Indha-shareerka.

October 7, 2017

War ka soo baxay Dowlada Denmark ayaa lagu sheegay in xirashada Niqaabka —-Ama Indha-shareerka ay xirtaan Haweenka Muslimaadka Ah ee  ku dhaqan Dalkaasi ay Qatar ku tahay Dalka Dermaak ,waxa ayna go-aan-satay Dowlada dalkaasi in ay Mamnuuci doonto Arintaasi ,xili dhawaan la soo saaray Xeer ku aadan Arinkaasi ,kaasi oo la filayo in ay u-codeyaan Baarlamaanka Dalkasi Denmark.

Waxa uu Sheegay Gudoomiyaha Isbaheysiga Muxaafidka ee Dalka Denmark ,in xizbigiisa oo ka-mid Ah 3 Xizbi ee  ku  midoobay Talada Dalkaasi , in ay taageerayan Xeerkaasi ka mamnuucaya dalkaasi in goobha dadka isku yimaadan ay Haweenka Muslimaatka  ku xirtaan Niqaabka .

Dhan-kale ,sida ay sheegtay Wakaalada Wararka Dalka Denmark , Xizbiga uu Hogaamiyo R/Wasaaraha Dalkaasi ,ayaa ku dhawaaqay xili hore in ay taageerayaan , Xeerka lagu mamnuucayo  Niqaabka .

Axzaabta ku midoobaya talada Dalkaasi Denmark ayaa Sanadhii La soo dhaafay  ku dadaalayay in ay Baarlamaaka Dalkaasi Marsiiyaan Xeerkaan , Xeerkaan ayaa hadii u hirgalo waxaa u-diidayaan in haweenka Muslimaadka ee ku dhaqan Dalkaasi ay  xirtaan Niqaabka ,gaar xiliyada ay ku sugan yihiin Goobaha Waxbarasho Iyo Meelaha Caamka Ah .

Go-aankaan ka soo baxay Dowlada Denmark ayaa Imaanay Xili Todobaadkii La soo dhaafay Dowlada Austria ay bilooday dhaqan-galinta go-aan lagu diidayo In Haweenka Muslimaadka ee  ku dhaqan Dalkaasi ay xitaan niqaabka ,Iyadoona Dowlada Dhowr oo ku yaala Yurub ay horay u-dhaqan galiyeen g-aankaan sida dowladaha Bilyam ,Farance,Holland iyo Switzerland iyo Belgium.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Gaari Shisheeyaha Looga Gubay Gobalka Shabeelada Hoose.
Next: Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Gobalka Bakool.

Related Stories

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri

April 28, 2026
Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada