Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Itoobiya Oo Wajahaysa Fuuq-bax Dhaqaale Oo Xooggan.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Itoobiya Oo Wajahaysa Fuuq-bax Dhaqaale Oo Xooggan.

January 22, 2025

Hoos-u-dhac ballaaran ayaa ku yimid dhaqaallaha dawladda Xabashida Itoobiya oo hal-beeggiisu yahay dollarka Maraykanka, waxaaana bishii Juun 2024, GDP-ga ama wax-soo-saarka gudaha ee waddankaasi uu istaagay $ 207 bilyan, laakiin saddex bilood gudahood marka la beddelo lacagta maxalliga ee birta, waxay hoos u dhacday in ka badan kala bar.

Isbedelka ayaa saameyn weyn ku yeeshay heerarka deynta dalka. Iyadoo wadarta guud ee deynta dadweynaha ee Itoobiya iyo GDP-ga uu kacay 32.9% bishii Juun 2024 ilaa 50.3% Sebtembar 2024. Deynta dibadda ayaa sidoo kale kor u kacday muddadan, iyada oo ka korodhay $28.8 bilyan ilaa $31 bilyan.

Shantii sanadood ee ugu dambeeyey daynta lagu leeyahay dawladda Xabashida Itoobiya ayaa korodhay 25.3%, waxaanay wadarta guud ee dayntu gaartayy 68.8 Bilyan oo Dollar, sida ay shaacisay wasaaradda maaliyadda ee dawladda Itoobiya.

Walaac badan ayaa laga muujiyey hoobadkan dhaqaale ee ku yimid Xabashida Itoobiya, waxaana si weyn uga qaylo-dhaamiyey siyaasiyiin ay ka mid yihiin kuwa mucaaradsan xukuumadda Abiy Axmed oo hormuud uu ka yahay Jawaar Maxamed, kuwaas oo sheegay in dhaqaallaha Itoobiya uu aad u liito, sidoo kalena dhaqaallahii ay xukuumaddaasi helaysay Shantii sano ee u dambeeyey uu ku tiirsanaa ammaah iyo dayn ay ka qaadanaysay gudaha iyo dibadda dalka.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dhaqaalo-yannada Itoobiya ay iyaguna werwer ka muujiyeen hoobadka dhaqaale ee ku yimi Itoobiya iyagoo sheegay in la filayo in heerka dayntu uu ku dhawaad 33% ka bato wax-soo-saarka guud ee dalka ee loo yaqaan GDP.

Warbixin ay soo saartay wasaaradda maaliyadda Itoobiya ayaa tilmaantay in sababta ugu weyn ee keentay kororka dayntu ay tahay isbedelka qiimaha sarrifka lacagaha qalaad, taas oo si weyn u saamaysay shantii sanadood ee u dambaysay.

Wasaaradda Maaliyaddu waxay sheegtay in 59% ama $ 40 Bilyan oo ka mid ah daynta guud ee dawladdu ka qaadatay bangiyada iyo ganacsatada dalka, halka 41% oo u dhiganta $ 28.9 Bilyan, ay dawladdu ka heshay dalka dibaddiisa.

Warbixintan ay soo saartay wasaaradda maaliyaddu waxa kale oo ay sheegtay in dollarka Maraykanku uu daboolay 45.48% daynta dibadda ee Itoobiya, kuna soo xigto lacagta EURO-da oo iyaduna ah 6.58% iyo lacagta Shiinaha oo noqonaysa 1.52%.

Dhaqaalle burburkan ku yimi dawladda Xabashida Itoobiya ayaa sidoo kale salka ku haya dagaallada lagu hoobtay ee dhiigga badani ku daatay ee ka socda gudaha dalkaasi, gaar ahaan deggaannada Amxaarada iyo Oromada, kuwaas oo looga soo hor-jeedo maamulka Abiy Axmed.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -22-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada