Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Masar Oo Ka Cagajiidaysa Ka Qayb-galka Duullaanka Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Masar Oo Ka Cagajiidaysa Ka Qayb-galka Duullaanka Isbahaysiga AUSSOM.

July 16, 2025

Dowladda ridada ah ee Masar ayaa lagu soo warramayaa inay ka caga-jiidayso ka qayb-qaadashada duullaanka saliibiga ah ee isbahaysiga AUSSOM, kadib markii dalalka Maraykanka iyo midowga Yurub ay joojiyeen dhaqaalihii hawl-galkaasi ay ku bixin jireen.

Warbixin ay shalay baahisay warbaahinta Al-Jaziira, ayaa lagu sheegay in dowladda riddada ah ee Masar ay haatan u muuqato mid ka caga-jiidaysa ka qayb-galka tooska ah ee hawl-galka AUSSOM, kadib markii la helay xogo arrintaasi laga dheehan karo.

Janaraal Maxamed Cabdulwaaxid oo ah falanqeeye amni oo ay soo xiganayso warbixinta ayaa sheegay in maal-gelin la’aanta soo wajahday ciidamada AUSSOM, ay caqabad ku tahay ka qayb-galka ciidamada Masar ee hawl-galkaasi.

Falanqeeyahani wuxuu ku nuuxnuuxsaday in dalka Masar uu si weyn uga walaacsan yahay hubanti la’aanta dhaqaale ee dul-hoganaysa duullaankan saliibiga ah ee lagu soo qaaday Soomaaliya, waxaanu soo jeediyey in Masar ay gebi ahaanba isaga harto hawl-galkaasi.

Warbixinta ayaa geesta kalena soo xigatay website-ka sirdoonka Faransiiska ee Africa Intelligence oo jimcihii lasoo dhaafay shaaciyey in Masar ay ka caga-jiidayso ka qayb-galka hawl-galkan, una badan tahay in booskii loo qoondeeyey ay buuxin doonaan ciidamada Burundi.

Website-ka sirdoonka Faransiisku sidoo kale wuxuu sheegay in ciidanka Masar ay diideen inay ka qayb-galaan ugu yaraan laba hawl-gal oo qiimayn ah oo ka dhacay gudaha Soomaaliya, kuwaas oo la rabay in lagu baroobeeyo ciidamada Masar ka hor inta aan loo daabulin dalka Soomaaliya, taas oo warbixintu ku sifaysay laga dheehan karo niyad-jabka Qaahira ee la xiriirta maal-gelin la’aanta soo wajahday hawl-galka AUSSOM.

Bayaan kasoo baxay kulankii labada hor-jooge ee maamullada riddada ah ee Qaahira iyo Muqdisho ay dhawaan ku yeesheen magaalada Al-Calameyn ee dalka Masar ayay warbixinta ka sanqarisay in marnaba aan lagu soo hadal-qaadin nooca dhabta ah ee uu noqon doono ka qayb-galka ciidamada Masar ee hawl-galkaasi.

Walaaca hareeyey ciidamada riddada Masar ayaa kusoo aadaya xilli ay dhibaato dhaqaale iyo mid amniba soo wajahday kuffaarta EYSOM, kuwaas oo Allaah fadligiis mujaahidiintu ay jiif iyo joogba u diideen, kuna go’doomiyeen dhufaysyadooda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 21-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-01-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada