Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowladda Sacuudiga Oo Qorshaynaysa In Ay Sii dheerayso Xarigga Sheekh Suleymaan Al Calwaan.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Sacuudiga Oo Qorshaynaysa In Ay Sii dheerayso Xarigga Sheekh Suleymaan Al Calwaan.

December 4, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Sucuudiga ayaa sheegaya in maamulka Aala Sucuud uu waqti dheeraad ah ku daray xariga mid kamid ah culimada caanka ah ee ku jira xabsiyada wadankaasi oo waqtigii xukunkiisa uu usoo dhammaaday.

Bishar Rabiicul Awal ee hada socota ayuu ku ekaa xukun 15 sano ah oo maxkamada ciqaabta wadanka Sucuudiga ay ku riday daaciga caanka ah ee Sheikh Suleymaan Calwaan, hadana waxaa la sheegaya in dib loo dhigay sii deyntiisa.

Warkan ayaa lagasoo xigtay qaar kamid ah ragga u ololeeya sii deynta maxaabiista kujira xabsiyada wadanka Sucuudiga kuwaas oo sheegay in ay kasoo xigteen ehelka Sheekha.

Sheekhan ayaa la xiray Sanadki 2004 kadib markii lagu eedeeyey in uu faafiyo Afkaar argagixiso illaa xiligaasna waxa uu ku jiray xabsiyada maamulka daaguudka ah ee Aala Sucuud, kaas oo ay xabsiyadiisa buux dhaafiyeen Kumanaan kamid ah culamada Musliminta ah ee Xaqqa la jahra.

Waxa uu ku takhasusay Cilmiga Xadiithka iyo Fiqiga, wuxuuna leeyahay duruus iyo Kutub fara badan oo uu qoray kuwaas oo ammaan ka helay culimada waaweyn ee wadanka Sucuudiga sida Sheikh Cabdul Caziiz Bin Baaz iyo rag kale oo fara badan.

Sanadkii 2013ka ayay dowladda Sucuudiga si ku meel gaar ah shiikha usii deysay inkastoo maxkamada Ciqaabta ay ka daba timid go’aankaas ayna ku adkeysatay in Sheikha uu soo dhameysto 15kii sano ee lagu xukumay, taas oo kasoo bilaabatay sanadkii 2004.

Tuhmooyinka loosoo jeediyey intii ay maxkamadeytiisu soconeysay waxaa kamid ahaa, in sheekh Suleyman Al Calwaan uu taageero dhaqaale siiyo Ururo ay argagixiso ku sheegeen sida urur weynaha Al qaacida, inuu kulamo la qaatay rag ay dowlada Sucuudiga ku sheegtay in ay Khilaafeen hoggaanka maamulka Aala Sucuud iyo in uu Fatwooday, banaanshaha Camaliyaadka Istish-haadiyada ah ee lala beegsanayo madaxweynta cadowga iyo dabadhilifyada ka hoos shaqeyso, waxaana lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, si lamid ah culimo kale oo ay kamid yihin Sheikh Khalid Alraashidi iyo kuwa kale.

Dadka sucuudiyaanka ah ayaa si aad ah u hadal haya go’aanka kasoo baxay Maamulka Aala Sucuud ee lagu kordhiyey xarigga Sheekh Suleyman Al Calwan oo soo dhameystay 15-kii sano ee lagu xukumay, xilli dad ka ag dhow eheladiisana ay sheegayaan in xaalada caafimaad ee Sheekha aysan aheyn sidii hore.

Sheekhan ayaa kamid ah culimada Rabaaniyiinta ah ee aan marnaba la gamban taageerada uu u hayo Jihaadka caalamiga ah ee lagula jiro Saliibiyinta iyo dawaagiidda, wuxuuna leeyahay Muxaadaraad fara badan oo uu kaga hadlayo Jihaadka iyo waajib ahaanshihiiisa, iyo sida dadka dhalinyarada ah looga doonayo in ay u istaagaan Waajibkan ceyniga ah ee Alle uu dusha ka saaray, dariiqaasna uu yahay mid kaleya ee qofka muslimka ah uu ku gaaro Sharaf aduun iyo mid Aakhiro intaba.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Xog Ku Aadan Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Hiiraan.
Next: Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada