Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ehellada Mid Ka Mid Ah Maxaabiista QM Oo Codsaday In Laga Shaqeeyo Sii Daynta wiilkooda.
  • Allposts
  • Warar

Ehellada Mid Ka Mid Ah Maxaabiista QM Oo Codsaday In Laga Shaqeeyo Sii Daynta wiilkooda.

December 27, 2025

Maxbuuskan dagaal oo farriintiisa toddobaadkiisa lasoo dhaafay ay baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariya ayaa qayb ka ah maxaabiista dagaal ee urur gaaleedka qaramada midoobay ee lagu qabtay Soomaaliya, wuxuuna oo si gaar ah uga soo jeedaa dalka Kenya, muuqaalkiisa ayuu ku diray farriimo kala duwan oo ku socda madaxweynaha dowladdiisa Kenya, xog-hayaha urur gaaleedka uu ka tirsan yahay ee qaramada midoobay iyo shacabka dalkiisa.

Warbaahinada Kenya ayaa si wayn u faaqidayay farriimaha uu diray Ambrose Kimiti oo ah maxbuuska dagaal ee Qaramada Midoobay, warbaahinnada ugu afka dheer ayaana warbixinno ka qoray muuqaalka Kataa’ib Al-ikhbaariya ee uu kasoo muuqday maxbuuskan.

Qoyskiisa ayuu gaaray muuqaalka, waxayna soo hor fariistaan warbaahinta si ay ugu baaqaan Kenya iyo ururka qaramada midoobay inay si degdeg ah uga shaqeeyaan sidii loo sii dayn lahaa wiilkooda.

Hooyadiisa oo lagu magacaabo Margrete Wairimu iyo walaalkiisa oo isagana lagu magacaabo Martin Mwangi, ayaa warbaahinta maxalliga u sheegay inay codsi u dirayaan hay’adaha iyo bulshooyin kale, si ay u xoojiyaan dadaallada horseedi kara in uu xoriyaddiisa helo wiilkooda.

Wiilkooda Kimiti, ayay sheegeen in markii ugu dambeysay ee ay arkeen ay ahayd 27 Diseembar 2023, kolkaas uu ka qaybgalay kuln qoys oo ka dhacay gurigooda oo kuyaal tuulada Kiandege ee degmada Ndaragwa, Wuxuuna kolkaas u sheegay in uu Somalia dib ugu laaban doono maalinta xigta si uu shaqadiisa u sii wato, balse laba toddobaad kadib ay ogaadeen in Kimiti iyo kooxdiisa ay ku dhaceen gacanta Shabaabul Mujaahidiin.

Maxbuuskan hooyadiis Wairimu waxay muujisay niyad jab, iyadoo sheegtay in aysan jirin xiriir toos ah oo ay ka helayaan dhanka urur gaaleedka QM iyo dowladda Kenya.

Mar ay arrimahaas ka hadlaysay maxbuuska hooyadiis waxay tiri “Waxay gaartay heer mas’uuliyiinta qaramada madoobay ay joojiyeen ka jawaabista wicitaannadeenna, oo keliya farriimo ayey ku soo dirayaan. Mar kasta oo aan wax ka weydiinno in horumar la sameeyay, waxay noogu jawaabaan in aysan jirin xog cusub,”.

Waxay si wadajir ah dowladda Kenya iyo hay’adda uu ka tirsan yahay iyo dadweynaha Kenyaanka ah ugu baaqeen in laga wada shaqeeyo sidii loo sii dayn lahaa wiilkooda.

Hooyadiis waxay madaxweynaha Kenya William Ruto ka codsatay in

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Banaadir Sh/hoose Iyo Baay.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-07-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 26-12-1447-Hijri.

June 12, 2026
Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada