Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faafaahin Ka Soo Baxeysa Weerarkii Lagu Qaaday Oto-Oto+Magacyada Saraakiishii Lagu Dilay Weerarkaas(Dhageyso+Akhriso)
  • Allposts
  • Warar

Faafaahin Ka Soo Baxeysa Weerarkii Lagu Qaaday Oto-Oto+Magacyada Saraakiishii Lagu Dilay Weerarkaas(Dhageyso+Akhriso)

July 8, 2018

Xogtii ugu dambeysay ee laga helay weerarkii ballaarnaa ee lagu qaaday wasaaradaha Amniga iyo mida aarimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xaqiijinaya dhimashada ugu yaraan 34 ruux oo isugu jira Shaqaale, Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ashahaada la dirir ah, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.

Ilo wareedyo ay heshay warbaahinta ayaa xaqiijinaya in dadka ugu badan ee ku halaagsamay weerarka ay yihiin saraakiisha iyo agaasimeyaasha wazaaradaha Amniga iyo mida arimaha gudaha kuwaas oo qaarkood aan helnay magacyadooda, iyo xilalka ay hayeen.

Sarkaalka ugu horeeya waxaa lagu magacaabaa Maxamed Axmad (ilkacase) oo ahaa xog-heynta wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Wuxuu ku  dhintay weerarka.

Liibaan Cusmaan, wuxuu ahaa Agaasimaha xiriirka gobolada ee wazaaradda Amniga dowladda Federaalka, isaguna waa ku dhintay weerarka

General Siyaad, wuxuu ahaa agaasimaha waaxda waxa loogu yeero “ladagaalanka Argagaxisada” wuxuu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarka.

Sarkaalkan waa Camiil u shaqeeya CIA-da Mareykanka oo ka mid ah hay’adaha sirdoonka dowladda Farmaajo, Wuxuu horay ugu dhaawacmay howlgal toogasho ah oo xoogaga Al Shabaab ay ku beegsadeen gaari uu watay.

Cabdullaahi Siyaad oo isaga ka mid ah dadka ku dhaawacmay weerarka wuxuu ahaa agaasimaha waaxda siyaasadda iyo sharciga oo hoostagta wazaaradda arimaha gudaha.

Axmad Yare oo ahaa xogheynta waziirka amniga ayaa sidoo kale ku dhaawacmay weerarka, halka sidoo kalena uu dhaawac soo gaaray agaasimihii maamuka maaliyadda ee wasaaradda arimaha gudaha oo magaciisa lagu soo koobay Cumar.

Saddex Sarkaal oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ayaa sidoo kale ka mid ahaa xubnaha ku dhintay  howlgalka sida ay ilo wareedyadu xaqiijiyeen.

Xarakada Al Shabaab  oo sheegtay mas’uuliyadda howlgalkan ayaa tibaaxday in weerarka uu xambaarsanaa farriin ah in Dowladda Federaalka aysan si naba uga badbaadeynin camaliyaatka ‘Mujaahidiinta’.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Andalus Ka Diyaarisay Weerarka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Ka Kala Dhacay Duleedyada Magaalooyinka Muqdisho Iyo Kismaayo.
Next: Qaraxyo Gaadiid Looga Gubay Shisheeyaha AMISOM.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada