Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faah Faahin: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxyo Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Faah Faahin: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Qaraxyo Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Muqdisho.

April 6, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xooggan oo maanta ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho.

Qaraxyada oo ka dhashay gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay ayaa lala eegtay isku imaatinno ay ku sugnaayeen askar iyo saraakiil katirsan dowladda Federaalka.

Qaraxa koowaad ayaa lala eegtay Bar koontarool oo kutaal wadada xiriirisa Garoonka diyaaradaha caalamiga Muqdisho iyo isgoyska KM4 ee degmada Hodon, qaraxa waxaa lala helay ciidamo qeyb ka ah kuwa ilaaliya garoonka sida lagu sheegay war kasoo baxay Shabaabul Mujaahidiin.

Ugu yaraan 12 askari ayaa ku dhintay qaraxa ka dhacay wadada garoonka aadda wuxuuna ka dhashay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo uu kaxaynayay dagaalyahan naftiis hure ah.

Qaraxa 2-aad ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Say Biyaano ee isla degmada Hodon, war rasmi ah oo kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu faah faahiyay laba weeraradii ka dhacay Muqdisho.

“Mujaahidiinta ayaa camaliyaad istish-haadi iyo inghimaasi ah ku beegsaday maleeshiyaad katirsan Kooxda Ridada oo ku sugnaa gudaha magaalada Muqdisho, qaraxa koowaad oo istish-haadi ahaa waxaa lala helay goob uu cadawgu ka ilaaliyo garoonka diyaaradaha 12 murtad ayaa ku dhimatay qaraxa koowaad, weerarka labaad wuxuu ka dhacay Say Biyaano oo Mujaahid inghimaasi ah ayaa weeraray maleeshiyaad murtadiinta katirsan 6 kamid ah cadawga alle ayuu toogasho ku dilay kadibna gaari ayaa ku qarxay cadawga markii ay goobta isugusoo baxeen”ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

isku geyn tirada askarta dowladda Federaalka uga dhimatay qaraxyadii maanta ayaa gaartay 18 askari iyo dhaawacyo soo gaaray tobaneeyo kale, bishii lasoo dhaafay ee Maarso ayay silsillado weeraro ah ka dhaceen wadada Makka Al Mukarrama oo ammaankeeda si aad ah ay u ilaaliyaan ciidamada AMISOM iyo Maleeshiyaadka Dowladda.

Xarakada Al Shabaab waxay ku goodisay in ay sii wadi doonto weerarada ay ku beegsanayso askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka, weeraradan waxay imaanayaan xilli afartii maalmood ee lasoo dhaafay ay xirnaayeen waddooyinka Muqdisho waxaana muuqata in howlgallada xarakada ay yihiin kuwa aan laga hortagi karin.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Lala Beegsaday Askarta Kenya Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
Next: Ku Dhawaad Kun Ruux Falistiiniyiin Ah Oo Shuhado Iyo Dhaawacyo Noqday.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada