Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Qaraxa Lala Beegsaday Madaxweynaha Zimbabwe
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Qaraxa Lala Beegsaday Madaxweynaha Zimbabwe

June 24, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Zimbabwe oo kamid ah wadamada dhacaa koofurta qaarada Africa ayaa sheegaya in Madaxweynaha cusub ee dalkaasi Emerson Mnangagw  uu si dirqi ah kaga badbaaday isku dil dil oo lala damacsana.

Madaxweyne Mnangagwe ayaa xiliga uu ka badbaadayay isku dayga dilka ah ku sugna garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ku yaala Magaalada Bulawaayo oo ah magaalada labaad ee ugu weyn wadanka Zimbabwe, waxa uuna kula hadlayey kumanaan dad ah oo isugu soo baxay garoonka.

Marki uu dhameystay khudbadi u jeedinayey oo uu damcay inuu ka dhaqaaqo fagaaraha ayaa lala beegsaday Bomb gacmeed laga soo tuuray meel aan sidaa kaga fogen halkii uu kasoo dhaqaaqay, taas oo ku dhacday meel ujirta wax ka yar 1 Mitr oo toos ah.

Video lagu faafiyey baraha internetka oo ay duubeen kooxo saxafiyiin ah oo madaxweynaha la socday ayaa laga arki arkaa, isaga oo sii dhaqaaaqaya iyo bambka oo ka imaanaya dhankiisa bidix, ilbiriqsiyo gudahoodna ku qarxaya.

Tiro dad ah oo la socday madaxweyne Mwangagwe oo ay kujiraan ku xigeenadiisa, waziiro dowlada katirsan iyo ilaaladiisa ayaa ku dhaawacmay Bomb gacmeedkan halka tiro kale oo dad ahna ay ku dhinteen.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Zimbabwe ayaa lagu sheegay in Constantino Chiwenga iyo Kembo Mohadi oo kala ah labadiisa madaxweyne ku xigeen iyo waziir dowlada katirsan ay ku dhaawacmeen weerarki lala damacsana in lagu khaarijiyo, isagoona ku sifeeyey weerarka mid fulaynimo ah.

Manangagwa ayaa sheegay in qaraaxa uu ka dhacay meel dhowr Cent mitr ujirto halkii uu marayey, balse ajashiisa aysan galin, isku dayada noocaan ahna ay yihiin kuwa agtiisa caadi ah oo uu lasoo kulmay marar badan.

Waziirka caafimaadka Zimbabwe oo dhankiisa hadlay ayaa warbaahinta u sheegay in kudhawaad 45 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas qaraxa ahaa, kuwaas oo qaar kamid ah xaaladoooda ay liidato, sidoo kalena ay jiraan dad ku dhintay weerarka oo uusan faafin tiradooda.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa u badnaa masuuliyiin dowlada katirsan, kuwaas oo ka shaqeynayey xafiiska madaxweynaha iyo qaar katirsan gudiga qaabilsan abaabulka doorashada la filayo inay wadankaas ka dhacdo 30ka July ee nagusoo fool leh.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee wadanka Zimbabwe ayay dhaawacyadu kasoo gaareen dhanka lugaha, maadama ay bambadu ku qaraxday hoostiisa, waxaana la dhigay isbitaal caafimaad oo iminka xaaladiisa lagula tacaalayo, halka maxaweyne ku xigeenka labaad iyo xaaskiisa ay dhaacawyo soo gaareen, kuwaas oo sawiradooda lagu faafiyey baraha bulshada xili uu booqanayey Emerson Mwangagwe.

Madaxweynaha Emerson waxa uu abaabul xoogan ugu jiraa sidii uu ugu guuleysan lahaa doorashada dhici doonta 30 julay, xiliga qaraxa lala beegsanayana waxa uu kala hadlay dadka reer Zimbabwe qorshayaashiisa Mustaqbalka, si gaar ahna goobta waxa uu kula hadlay taagerayaasha xizbiga talada wadanka haya ee ZANU PF.

Warbaahinta caalamka ayaa si aad ah u hadal heyso arinkan ilaa hadana lama oga cida kadanbeyso weerarka qorsheysan ee looga takhalusi lahaa madaxweyne emerson Mwangagwe, oo xafiiska madaxweynaha la wareegay 24 Nov sanadi 2017ka.

Mwangagwe ayaa xilka madaxtinimada kala wareegay Madaxweynihi kaligiis taliska ahaa ee isaga ka horeeyey Robert Mugabe oo talada wadanka Zimbabwe xoog kusoo haystay 38dii sano ee lasoo dhafay, balse markii danbe si qasab ah xilka looga riday, kadib markii Mwangagwe iyo asxaabtiisa ay soo abaabuleen af gambit military oo si heer sare ah loo soo abaabulay.

Arintaan ayaa kusoo aadeysa xilli maalinki shalay ahaa sidaan oo kale raisal wazaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed uu isna ka badbaaday isku day dil oo lala damacsana kaas oo ilaa hada aan la garaneyn cida sida rasmiga ah kaga danbeyso.

Abey axmed ayaa isna lagu tuuray Bamb gacmeed xilli uu ka qeyb qaadanayey isku soo bax weyn oo ka dhacay fagaaraha Meskel Square eek u yaala caasimada wadanka itoobiya ee addis Ababa, qaraxaas oo ay ku dhinteen ilaa 5 ruux ayna ku dhaawacmeen dad tiradooda ay gaareyso ilaa 165 kale.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Sheegay Iney Qabsandoonaan Magaalada Muqdisho.
Next: Wargelin: Haddii aad Isticmaasho WhatsApp waxa laguu hayaa fursad!.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada