Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Degmada Sayid-abad.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Degmada Sayid-abad.

November 8, 2017

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan imaarada islaamiga Afghanistan ayaa gabal dhicii shaley weerar halyeeynimo ku qaaday kuliyad lagu tababaro ciidamada Police-ka oo ku taalla degmada Sayd-Abad ee gobolka Wardak ee dhaca bartamaha dalka Afghanistan sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay imaarada Islaamiga.

War Saxaafadeedkan oo uu ku saxiixnaa Afhayeenka Imaarada Islaamiga Sheykh Dabiixullaah Al-Mujaahid ayaa lagu sheegay in howlgalkan lagu qaaday Akadeemiyo lagu tababaro ciidamada Police-ka oo ay dagan yihiin in ka badan 2,000 oo askari oo isugu jira askar iyo Saraakiil Police iyo ku dhawaad 250 tababarayaal ah.

Imaarada Islaamiga waxay sheegtay in weerarkan uu ku bilowday qarax xoogan oo uu fuliyey walaal xirnaa suunka la isku qarxiyo kaas oo beegsaday Koontarool uu joogay cadowga, ka dibna waxaa xigay gaari xamuul ah oo si xoog ah kaga gudbay koontaroolka, kaas oo isagana gudaha u galay xerada, camaliyadana ka fuliyey bartanka cadowga. Qaraxa labaad ee loo adeegsaday gaariga xamuulka ah ayaa la sheegay in uu burbur xoogan u geystay Xerada, islamarkaana ay halkaas ku dhinteen cadow aad u fara badan.

Warka soo baxay Mujaahidiinta waxaa sidoo kale lagu sheegay in Camaliyadda ka dhacday gudaha xerada ay xigeen walaalo inqimaasiyiin ah oo gaaraya 8 Mujaahid kuwaas oo gudaha u galay xerada, siina dhameystiray wixii cadow ahaa ee ku haray Xerada iyagoo adeegsanaya hubka fud-fudud iyo midka culus.

Maadama dhismaha xerada inteeda badan uu burburiyey Camaliyadii labaad, islamarkaana aanay wax ka badan ka bad-baadin cadowga, ayaa ciidamadii Inqimaasiyiinta waxaa u suuragashay in ay dib kaga soo gurtaan ka dib markii ay soo xasuuqeen cadowga Alle.

Saraakiisha Imaarada Islaamiga waxay sheegeen in walaalaha Inqimaasiyiinta ay muddo 2 saacadood oo xiriir ah ku jireen goobta, islamarkaana ay dileen dhamaan wixii cadow ahaa ee goobta ku jiray ee ka bad-baaday qaraxa, ka dibna ay halkaas ka soo baxsadeen iyagoo nabad ah.

Ilo wareedyo qaar ayaa sheegaya in markii uu dhacayey qaraxa ay ciidamada intooda badan ku jireen hoolka laga cunteeyo islamarkaana ay halkaas ku wada halaagsameen. Ilaa hadda Imaarada Islaamiga ma aysan sheegin tiro rasmi ah oo cadowga looga dilay halkaas balse waxay sheegtay in halkaas uu ka dhashay qasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiil u hadashay xukuumada dabadhilifka ah ee Kabul ayaa qiray in weerar xoogan lagu soo qaaday ciidankooda ku suganaa saldhigga degmada Sayid Abad ee gobolka Wardak, islamarkaana lagu soo weeraray qaraxyo iyo rag hubeysan balse wey ka gaabsadeen in ay sheegaan qasaaraha halkaas ka soo gaaray ciidankooda.

Gobolka Wardak wuxuu ku yaalla bartamaha dalka Afghanistan, Wuxuuna ka mid yahay gobolada ay ku xoogan yihiin maleeshiyaatka xukuumada dabadhilifka ee Kabul iyo ciidamada saliibiyiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Hodan.
Next: Akhriso Dowlada Kenya Oo Sheegtay In La La,yahay Sarkaal Kenyaati Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada