Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weerar Lagu Dilay Inka Badan Boqol Askari.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weerar Lagu Dilay Inka Badan Boqol Askari.

March 10, 2018

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay weerar xoog ku gal ah oo lagu qaaday saldhig ciidan oo ku yaala Wilaayada Qandahaar ee Konfurta dalka Afghanistan.

Saldhiga lagu qaaday weerarka Ingimaasiga ah ayaa ku yaala degmada Baldak, oo ah degmo ka tirsan Wilaayada Qandahaar,iyadoona Weerarkaan lagu dilay Inka badan Boqol isugu jirta saraakiil iyo askar ka tirsan maamulka daba dhilifka Kaabul.

Bayaan kasoo baxay Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa lagu xaqiijiyay in weerarkaan xoog ku galka ah ay fuliyeen Afar Mujaahid oo ka tirsan Katiibada Istish-haadiyiinta Imaarada Islaamiga kuwaasi oo lagu kala magacaabo.

1-Musdhaf oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Qandahaar.

2-Asaddu Llaah oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Qandahaar.

3-Mumtaaz oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Qandahaar.

4-Khaalid oo deegaan ahaan kasoo jeeda Wilaayada Qandahaar.

Sidoo kale Bayaanka Imaarada ayaa lagu xusay in Mujaahidka lagu magacaabo Mumtaaz in si amniyeysan muddo Todobo bilood ah ugu dhex jiray safka maleeshiyaatka maamulka daba dhilifka Kaabul gaar ahaan maleeshiyaatka ku sugan saldhiga la weeraray islamarkaana Mujaahidkaasi uu soo indha indheeyay saldhiga iyo qaabka ugu fudud ee loo weerari karo.

Weerarkan Xoog ku galka ah ee lagu qaaday saldhiga ku yaala Wilaayada Qandahar ayaa socday inka badan Labo Iyo Toban Saac oo xiriir ah,sidoo kale weerarkaasi waxaa lagu burburiyay gaadiid iyo hub uu lahaa maamulka Ridada Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal,Dil Iyo Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Next: Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.

August 20, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-03-1448-Hijri.

August 20, 2026
Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.

August 20, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada