Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Weerar Toorey Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Yahuud Ah Ay Ku Noqdeen.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Weerar Toorey Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Yahuud Ah Ay Ku Noqdeen.

July 29, 2018

Howlgal Mindiyayn ah oo uu fuliyay geesi Fislistiini ah  ayaa ka dhacday xaafada cusub ee Aadam oo  Yahuudu ka dhisatay meel ugu yaraan 3-KM  Waqooy Bari uga  magaalada Qudus, weerarka waxaa ku dhintay 1 ruux oo Yahuuda, iyadoona ay ku dhaawacmeen 2 kale, oo xaaladooda aad looga dayrinayo.

Ilo wareedyo caafimaad oo ka tirsan Yahuuda ayaa qaray in uu geeriyooday Hal ruux oo Yahuuda & dhaawaca Labo kale oo isla Yahuuda ah.

Wararka qaar ayaaa sheegaya in ruux Filistiini ah uu galay guri ku yaalla deegaanka wuxuuna weerarka ku bilaabay dadka Yauhuda oo xaafada joogay.

Wiilka howlgalka fuliyay oo da’diisu ahayd 17 sano ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Max’ed Dhaariq Yuusuf, wuxuuna ugu dambeyntii uu ku shahiiday gacanta Askarta Yahuuda oo ku dhex toogtay xaafada.

Ciidanka Yahuuda ayaa sidoo kale xiray dhamaan wadooyinka deegaanka uu weerarku ka dhacay , iyagona howlgallo baaritaano ah  kula jarmaaday  Tuulada Koobar ee dhacda Waqooyiga magaalada Ramallah  halkaasi oo  uu ka soo jeedo geesiga fuliyay weerarka, sida ay sheegeen wakaaladaha wararka,  balse waxay halkaasi ka bilowday iska hor’imaadyo u dhexayay Yahuuda & shacabka Filistiiniyiinta ah oo adeegsanaya dhagaxaanta & Bambooyinka wax guba.

Ciidanka Yahuuda ayaa xoog ku soo qafaashay Saddex  ruux oo ka mid ah qoyska uu ka dhashay wiilka fuliyay weeraka Tooreynta  ah, iyagoona sidoo kale dumiyay gurigii ay deganaayeen Qoyska uu ka dhashay Kaligii Duulkii Weerarka Fuliyay.

Waziirka difaaca Yahuuda Efeqdoor Libar Man ayaa weerarkasi k dib ku dhawaaqay mashruuc 400 oo guriyo cusub looga dhisayo deegaanka uu ka dhacay weerarka kaligii duulka ah ee dhaca Waqooyi Bariga magaalada Qudus, war uu ku soo qoray bartiisa Internetka ayuu Liber Man ku sheegay in iyaga oo ka jawaabaya weerarka mindiyaynta ah ee lagu qaaday dadka Yahuuda ay go’aansadeen inay sii kordhiyaan dhismooyinka ay ka wadaa n deegaanadaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xad Dil Qisaas Ah Oo Ka Dhacday Jubbooyinka.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaan Istiraatiiji Ah.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-08-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-08-1447-Hijri

February 15, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Weerar Lagu Qaaday Maleeshiyada Gurguurte oo ka Dhacay Jabad-godane.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Weerar Lagu Qaaday Maleeshiyada Gurguurte oo ka Dhacay Jabad-godane.

February 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-08-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-08-1447 Hijri.

February 15, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada