Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Qaraxa Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Qaraxa Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Muqdisho.

March 22, 2017

Qasaaraha ka dhashay camaliyad Istish-haadi ah oo gabal-dhicii shaley ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay ka dib markii meydad horleh iyo dhaawacyo laga soo saaray qaar ka mid ah dhismayaasha burburay.

Howlgalkan oo uu fuliyey halyeey Istish-haadi ah oo hogaaminayey gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu bartilmaameedsaday  saraakiil iyo maleeshiyaat Ashahaada la dirirka ah ku sugnaa meel u dhow dhismaha Tiyaatarka.

Saraakiil ka tirsan mujaahidiinta ayaa noo xaqiijiyey in qasaaraha uu kor u kacay, islamarkaana uu gaaray dhimashada 26 ruux iyo dhaawaca tiro intaas ka badan.

Waxay Saraakiisha Mujaahidiintu noo sheegeen in dadka ugu badan ee weerarka lagu dilay ay yihiin maleeshiyaatka Ashahaada la dirirka ee isku magacaabay “Nabad Sugida” iyo ilaalada madaxtooyada murtadiinta.

Qaraxa shaley gilgilay magaalada Muqdisho oo ahaa mid aad u xoogan ayaa sidoo kale burbur xoogan u geystay qaar ka mid ah dhismayaasha cadowga ee goobta ka dhawaa, Waxaana la sheegay in tobaneeyo ka mid ah shaqaalaha cadowga ay sidoo kale ku dhaawacmeen qaraxa.

Guutooyinka ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa kordhiyey qaraxyada, dilalka qorsheysan iyo weerarada abaabulan ee ka dhanka ah murtadiinta tan iyo markii uu talada kooxda ridada la wareegay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Waxaana mudada kooban ee uu xafiiska joogo ay mujaahidiintu Allaah fadligii fuliyeen tobaneeyo weeraro ah oo qaarkood lagu dilay Saraakiil sarsare.

Todobaadkii la soo dhaafay un ayey ahayd markii qarax xoogan oo mujaahidiintu ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho lagu dilay ugu yaraan 30 ka mid ah cadowga oo ay ku jireen Saraakiil sarsare iyo Mas’uuliyiin ka tirsanaa kooxda ridada Soomaaliya.

Qaraxaas ayaa 13-kii bishan ka dhacay meel u dhow Hotelka Wehliye ka dib markii gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa la dhigay meel ay isugu yimadaan Saraakiisha iyo madaxda murtadiinta.

Marka laga yimaado qasaare nafeed iyo midka maadiga ah ee cadowga ka soo gaaray qaraxii shaley, waxaa sidoo kale qaraxan uu xambaarsanaa fariin muujineysa taagdarada hay’adaha amniga ee murtadiinta maadama uu ka dhacay meel aad ugu dhow madaxtooyada oo ay dagan yihiin hay’adaha ugu badan ee murtadiinta.

Murtad Farmaajo, Madaxa kooxda ridada Soomaaliya, ayaa markii uu xafiiska yimid sameeyey goodis iyo cagajugleyn ka dhan ah mujaahidiinta balse hanjabaadiisa sooma kordhin wax aan ka ahayn in mujaahidiintu sii kordhiyaan weeraradooda, ayna beegsadaan meelaha xasaasiga ah ee uu cadowgu u maleeyey in uu ku bad-baadikaro.

Xigasho Radioandalus24.com

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Gobalka Jubbada Hoose.
Next: Dhageyso Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab Oo Jeediyay Muxaadaro Qayim Ah.

Related Stories

Sarkaal Ka Tirsan Villa Somalia Oo La Dilay+Askar Lagu Dilay Gaalkacyo.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Villa Somalia Oo La Dilay+Askar Lagu Dilay Gaalkacyo.

April 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-10-1447 Hijri.

April 16, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Lagu Dhiigbixiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Lagu Dhiigbixiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte.

April 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada