Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin:Weerar Askar American Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Baarka+Mareykanka Oo Khasaara Qirtay.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin:Weerar Askar American Ah Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Baarka+Mareykanka Oo Khasaara Qirtay.

June 9, 2018

Weerarka oo dhacay gelinkii dambe shalay ayaa ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Jubooyinka waxay la beegsadeen huwan Saliibiyiinta ah iyo dabadhilifyadooda dhawaan soo gaaray deegaanka Baarka ee duleedka tuulada Buula Guduud.

Weerarka oo loo adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa lagu qaaday fariisinka cadawga ee ku yaalla deegaanka Baarka, waxaana rasaasta iyo madaafiicda Mujaahidiintu ay si toos ah ugu hoobanayeen xerada cadawga.

Dagaalka oo in muddo ah socday ayaa khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Saliibiyiintii iyo Murtadiintii la weeraray.

Inta la xaqiijiyay 5 ka tirsan Ciidamada Saliibiyiinta Maraykanka ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhiga la weeraray.

Taliska ciidamada Mujaahidiinta ayaa shaaca ka qaaday in marka laga soo tago 5-ta askari ee Mayarkanka ah ay weerarka sidoo kale ku dhinteen 9 ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta ah iyo 2 ka tirsan Saliibiyiin Kenya ee duullaanka ku wehlinayay ciidamada Maraykanka.

Dowlada Maraykanka oo iyaduna war kasoo saartay weerarka ka dhacay duleedka Kismaayo ayaa sheegtay in dhimasho iyo dhaawac ay askarteeda kasoo gaareen weerarka Mujaahidiinta.

Masuul u hadlay wasaarada gaashaandhiga Maraykanka ee loo yaqaano Bentagoonka ayaa sheegay in hal askari oo ciidamadooda ka tirsan uu ku dhintay weerarka, halka afar kalena ay dhaawacyo kasoo gaareen.

Saraakiisha Maraykanka ah ayaa intaas ku daray in ciidamadooda lagu dilay weerarka iyo kuwa dhaawacmay intuba ay ka tirsanaayeen ciidamada khaaska ah ee Maraykanka, kuwaas oo xilliga la weerarayay taageero dhanka dagaalka ah siinayay maleeshiyaatka Murtadiinta.

Warbaahinta Maraykanka oo s xiganaya Masuuliyiin ciidan oo ka tirsan wasaarada difaaca Maraykanka ayaa sheegay in askarta dhimashada iyo dhaawaca noqotay ay markii hore la kulmeen weerar dhanka madaafiicda ah kadibna loogu xijjiyay rasaasta ka dhacda qoryaha fud-fudu, taas oo saababtay geerida iyo dhaawaca soo gaaray askartooda.

Bentagonka Maraykanka ayaa sanadkii hore shaaca ka qaaday in 500 oo ka tirsan ciidamadiisa gaar ah ay ku suganyihiin Somaaliya si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka shareecada Islaamka.

Mujaahidiinta ayaa si joogta ah u beegsada ciidamada Maraykanka ah xilliyada ay ku jiraan hawlgallada ashahaado la dirirka ah, halkaas oo ay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ugu geystaan, balse Maraykanka ayaa dhaqan u leh inuu qariyo khsaaraha ciidamadiisa kasoo gaara weerarada Mujaahidiinta, marka laga reebo mar mar dhif ah oo uu awoodi waayo inuu daboolo xaqiiqada dharbaaxada ay ciidamadiisu la kulmeen

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.
Next: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Saldhig Ciidan Oo Ku Yaala Duleedka Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada